Derek Chauvin Trial Recap, The Verdict, Guilty on All Counts (04/19-04/23) episode artwork

EPISODE · Apr 27, 2021 · 2 MIN

Derek Chauvin Trial Recap, The Verdict, Guilty on All Counts (04/19-04/23)

from Racial Reckoning: Somali Weekly Recap · host Racial Reckoning: The Arc of Justice

 |  | Waa markale Iyo barnaajkii dibumilicsiga todobaadlaha ahaa ee aay sodiyaariyeen Mashruuca Racial Reckoning waxaana idin soo tabinaya anigooah: Abdirahman Ali Shire   |   |  | Boqolaal dad ah ayaa iskugu soo baxay Macbadka Shiloh ee ku yaala magaalda Minneapolis si ay uga qaybqaataan Aaska Daunte Wright oo ahaa 20 jira.  |  | Wright waxaa toogtay Boliska magaalada Brooklyn Park Center xilli loo istajiyey baaritaanka babuurta. Sida Bolisku sheegay, Askariyada waxeey rabtey in aay isticmaasho gariirisada “tasser" halka aay ka isticmaashey bastoolada.  |  | Askariyadaas oo lagu soo oogay dacwad dileedka heerka laabaad, ayaa dadka dhaliila boliska ku tilmaameen arintaa in aysan aheyn shil lakiin ay tahay dil bareer ah.  |  | Daunte Wright ayaa ifka uga tagay wiil yar oo Sabi ah.  |   | Askiisa ayaa dhacay labo maalmood kadib markii Derek Chauvin lagu xukumay inuu dilay George Floyd.  |  | Xukunkaas maxkamadu ku Riday Derek Chauvin ayaa ahaa mid la soo dhaweeyey. Halka Dadka qaarkiis ay ka walwalsanayeen rabshado Dib uga qarxa haddii lagu waayo danbigaaas Chauvin.  | Chauvin ayaa wajahay xabsi Gaadhaya ilaa 40 sano. Waxaa lafilayaa In go'aankaas maxkamadu ku dhawaaqdo mudo sideed todobaad gudahood. | Isla markii danbiga lagu helay ayaa wasaarada caddaalada ee Dowladda Federalka ee Maraykanku ku dhawaqday in ay Baaritaan ku samayn doonto qaybta boliska magaalada Minneapolis. | Baaritaanka oo diiradda lagu saarayo in uu jirey dhaqan gabood fal ah iyo in si sharci daro boliska ula dhaqmaan mawadininta. | In kabadan 3000 askari oo ah ciidamada qaranka “National Guard “ ayaa lasoo tubay wadooyinka magaalooyinka matanaha ah ka hor intaan lagu dhawaaqin go'aanka maxkamada | Ciidamdaas oo hatan dib ugu noqday saldhigyadoodii waxeey u badan tahay in markale bisha 8aad ee sanadkan dib loo soo celiyo. Xilligaas waxaa bilaamanaysa maxkadda sedexdii askari ee kale oo ku lug lahaa dilkii George Floyd. | Waxaan aad ugu mahadnaqaynaa dhaamaan dadkii la socday barnaamijkaan intii maxkamadu socotay. Barnaamijkan oo kii ugu danbeeyay Tan iyo intay ka bilaamayso maxkamadaynta 3dii askari oo kale bisha August.  

Xukunkaas maxkamadu ku Riday Derek Chauvin ayaa ahaa mid la soo dhaweeyey. Halka Dadka qaarkiis ay ka walwalsanayeen rabshado Dib uga qarxa haddii lagu waayo danbigaaas Chauvin.

NOW PLAYING

Derek Chauvin Trial Recap, The Verdict, Guilty on All Counts (04/19-04/23)

0:00 2:25

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Racial Reckoning: Somali Weekly Recap?

This episode is 2 minutes long.

When was this Racial Reckoning: Somali Weekly Recap episode published?

This episode was published on April 27, 2021.

What is this episode about?

 |  | Waa markale Iyo barnaajkii dibumilicsiga todobaadlaha ahaa ee aay sodiyaariyeen Mashruuca Racial Reckoning waxaana idin soo tabinaya anigooah: Abdirahman Ali Shire   |   |  | Boqolaal dad ah ayaa iskugu soo baxay Macbadka Shiloh ee ku yaala...

Can I download this Racial Reckoning: Somali Weekly Recap episode?

Yes, you can download this episode by clicking the download button on the episode player, or subscribe to the podcast in your preferred podcast app for automatic downloads.
URL copied to clipboard!