PODCAST · science
Aaran
by SIMAD Podcast
The official podcast of SIMAD University. Join us for insightful conversations with experts, leaders, innovators, and change makers shaping Somalia and beyond. From education and leadership to health, technology, research, and community development, each episode is designed to inspire, inform, and empower.
-
1
Taariikhda dhismaha NDC, kala duwanaanta Adaptation & Mitigation marka laga hadlayo arrimaha cimilada, iyo sida uu isbeddelka cimiladu u saameeyo dadka iyo deegaanka Soomaaliyeed.
𝐀𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 | 𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 ee 𝐀𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 waxay diiradda saareysaa fahamka NDC 3.0 (Nationally Determined Contributions), waa maxay, maxaase muhiim ugu tahay Soomaaliya in ay yeelato qorshe NDC ah. Waxaan sidoo kale dib u eegaynaa taariikhda dhismaha NDC, kala duwanaanta Adaptation & Mitigation marka laga hadlayo arrimaha cimilada, iyo sida uu isbeddelka cimiladu u saameeyo dadka iyo deegaanka Soomaaliyeed.Xalqadaan waxaa marti inoogu ah 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐢𝐟, kaasoo ah khabiir ku xeel-dheer arrimaha cimilada iyo deegaanka, ahna Wakiilka Qaranka ee Qorshaha Yaraynta Wasakhowga Hawada. #SIMADUniversity #SIMADPodcast #SIMAD25 #AaranPodcast #ClimateChange #Sustainability #Environment
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
The official podcast of SIMAD University. Join us for insightful conversations with experts, leaders, innovators, and change makers shaping Somalia and beyond. From education and leadership to health, technology, research, and community development, each episode is designed to inspire, inform, and empower.
HOSTED BY
SIMAD Podcast
Loading similar podcasts...