Dowlad-Dhis Podcast podcast artwork

PODCAST · education

Dowlad-Dhis Podcast

Exploring how current issues impact the process of state-building in Somalia. This program will connect everyday challenges and opportunities to the broader goal of building effective governance and institutions. Objectives: •⁠ ⁠Deliver in-depth analyses of significant challenges impacting governance and institution-building. •⁠ ⁠Highlight actionable strategies for improving peacebuilding, public service delivery, and social cohesion.

  1. 3

    Xalqadda 2-aad | Sidee Loo Hormarin Karaa Nidaamka Caafimaadka Soomaaliya?

    Xalqadda 2-aad ee podcast-ka Dowlad-dhis ayaa Agaasime Ku-xigeenka Machadka Heritage, Dr. Cabbdirashid Ismaaciil, ku waraysanaaya Prof. Maye Cumar oo ka tirsan Jaamacadda Leeds, isla markaana leh in ka badan 40 sano oo waayo-aragnimo ah dhanka nidaamyada caafimaadka iyo maamulka caafimaadka dadweynaha. Prof. Maye wuxuu si qoto dheer u falanqeeyey warbixintii ugu dambeysay ee Machadka Heritage uu daabacay, taas oo cinwaankeedu ahaa “Adkaynta Hannaanka Caafimaadka Soomaaliya," isla markaana uu isagu hoggaamiyey. Sidoo kale, Prof. Maye Cumar wuxuu wareysigan kaga hadlay waayo-aragnimadiisa ballaaran ee ku saabsan ka shaqaynta nidaamyada caafimaadka dalal kala duwan. 📖 Halkaan ka Akhri warbixinta. 👉 Somali: https://bit.ly/4prProz English: https://bit.ly/44rgbgI Arabic: https://bit.ly/3LVsADs

  2. 2

    Xalqadda 3-aad | Xoojinta Ka Qaybgalka Siyaasadeed ee Dhallinyarada Muqdisho

    Taxanaha saddexaad waxaa lagu falanqaynayaa kaalinta dhallinyarada Muqdisho ee ka qaybgalka siyaasadeed iyo siyaabaha lagu xoojin karo doorkooda. Barnaamijkani wuxuu daba socdaa daraasad hore oo laga sameeyay mowduucaan, iyo sidoo kale tababar loo qabtay in ka badan 60 dhallinyaro ah, kuwaas oo lagu baray hoggaaminta, abaabulka bulshada, iyo u ololeynta arrimaha dadweynaha.

  3. 1

    Xalqadda 1-aad | Dowlad-dhis Podcast RW Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre

    Kusoo dhawaada Dowlad-dhis Podcast uu Xalqadiisa kowaad uu noo daah-furay Ra'iisul wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada federaalka Somaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre.   wareysiga oo ku bilaabmay dib u milicsiga seddex sano guraada Xukuumada qorshayaashii ay la timid waxyaabaha ka qabsoomay & arrimaha ku fashilntay : sida Amniga, Arrimaha federaalka,dhaqaalaha, dowlad wanaaga, Siyaasada arrimaha dibada.   Mudane Xamse ayaa miiska soo saaray aragtida Xukuumada ee la xariirto dhameystirka dastuurka, qabsoomida doorasho qof & Cod ah & hormada laga sameeyey dib u xoreynta dalka, Khilaafka dowlad dhexe Puntland,Jubaland & Maqaamka Banaadir.   intaas waxaa dheer in tooshka lagu iftiimiyey khatarta ay wajaheyso dowladnimada Somaaliya ayadoo maanka lagu haayo hardanka siyaasiinta, labo u kacleynta kooxaha argagaxisada, hubinti la'aanta dhaqaale ay wajahaan Howlgalka Midowga Afrika ee Somaaliya.   Ugu dambeyn Ra'isuul wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay iney ka go'an tahay xalinta walaaca jiro ayadoo lagu wada wajaahayo si loo dhan yahay dhamaan folaadka siyaasada ee dalka.   Fadlaan Podcast dhameystiran halkaan ka daawo lana wadaag asxaabta.

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Exploring how current issues impact the process of state-building in Somalia. This program will connect everyday challenges and opportunities to the broader goal of building effective governance and institutions. Objectives: •⁠ ⁠Deliver in-depth analyses of significant challenges impacting governance and institution-building. •⁠ ⁠Highlight actionable strategies for improving peacebuilding, public service delivery, and social cohesion.

HOSTED BY

Heritage Institute for Policy Studies

Frequently Asked Questions

How many episodes does Dowlad-Dhis Podcast have?

Dowlad-Dhis Podcast currently has 3 episodes available on PodParley. New episodes are automatically indexed when they're published to the podcast feed.

What is Dowlad-Dhis Podcast about?

Exploring how current issues impact the process of state-building in Somalia. This program will connect everyday challenges and opportunities to the broader goal of building effective governance and institutions. Objectives: •⁠ ⁠Deliver in-depth analyses of significant challenges impacting...

How often does Dowlad-Dhis Podcast release new episodes?

Dowlad-Dhis Podcast has 3 episodes. Check the episode list to see recent publication dates and frequency.

Where can I listen to Dowlad-Dhis Podcast?

You can listen to Dowlad-Dhis Podcast on PodParley by clicking any episode. We provide an embedded audio player for direct listening, and you can also subscribe via your preferred podcast app using the RSS feed.

Who hosts Dowlad-Dhis Podcast?

Dowlad-Dhis Podcast is created and hosted by Heritage Institute for Policy Studies.
URL copied to clipboard!