Garasho-wadaag

PODCAST · society

Garasho-wadaag

Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Burhaan Cabdulaahi oo ah wariye iyo nabad-dhisiye reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.

  1. 76

    77. Isbeddelka cimilada iyo xaalufinta deegaanka iyo caqabadda haweenku kala kulmaan

    Aamino Axmed Warsame, oo ka tirsan ururka haweenka degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyoMaryan Deeq Cabdullaahi, oo ah guddoomiyaha guud ee Ardayda jaamacadaha Gaalkacyo

  2. 75

    76. Joogteynta Gurmadka ee Xaaladaha Degdegga ah

    Najmo Cabdulqaadir Maxamed, oo ka tirsan Ururada samafalka iyo Siciid Cabdulaahi Kulmiye, Wariye ka tirsan BBC Siciid

  3. 74

    75. Xaaladda Abaaraha Gobolka Mudug ee Galmudug

    Abdi Malin Mohamud iyoXabiibo Koofurow

  4. 73

    74. Warbaahinta, Wacyiga Bulshada & Isbeddelka Cimilada

    Fadumo Ahmed Madar  iyo Ahmed Rooble

  5. 72

    73. Boogaha Qarsoon ee Gaboodfallada Jinsiga ku Saleysan

    Ubax Xasan Ugaas, Xiriiriyaha Ururada Haweenka ee Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka iyoLeylo Cali Cabdi, Wariye ka tirsan Galmudug TV

  6. 71

    72. Abaaraha iyo Nolosha xoolo dhaqatada

    Bile Daahir Cumar, Iskuduwaha Wasaaradda gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug  iyo Baashi Cali Xaashi, Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobolka Mudug

  7. 70

    71. Hal Qof iyo Hal Cod

    Zamzam Maxamed Colaad, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Gaalkacyo iyoBurhaan Warsame XirsiXubin ka tirsan Urur siyaasadeedka Cadaalada iyo Wadajirka (JSP)

  8. 69

    70. Dib-u-dajinta Barakacayaasha

    Xaawo Ibraahin Cali, Qof barakacay  iyoMaxamed Cabdi Cilmi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta, Galmudug

  9. 68

    69. Kulankii Badda iyo Barriga

    Xaliimo Axmed Diiriye, oo ka tirsan ururka haweenka  iyoCismaan Axmed Cabdille, Guddoomiyaha degmada Hobyo

  10. 67

    68. Dhiig aan sabab lahayn — Dhaawac bulsho oo aan bogsan

    Caasho Cali Bagaag, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda  iyo Nabadoon Cabdulqaadir Cali Xaashi, Oday dhaqameed

  11. 66

    67. Nadaafada iyo udiyaargarawga Roobka deyrta

    Falis Abshir Guuleed, Xubin ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo iyoDaahir Maxamuud Cilmi, Agaasimaha Arimaha Bulshada Dowlada Hoose Ee degmada Gaalkacyo

  12. 65

    66. Khatarta Tahriibinta Dadka

    Sahra Maxamuud Maxamed, Xubin ka tirsan Ururka Dhalinyarada Gobalka Mudug  iyo Hanad Cabdi Faarax, Iskuduwaha Wasaardda Warfaafinta Wacyigalinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Galmudug

  13. 64

    65. Ciiddu Aastay

    Maymuun Calinuur Gayfane, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Mudug iyo Siciid Cabdulaahi Kulmiye, oo ka mid ah Suxufiyiinta Gobalka Mudug

  14. 63

    64. Toogo si aad gool u dhaliso, ee ha toogan si aad qof u disho

    Nigeeye Cabdi Xuseen, Xoghayaha ciyaaraha degmada Gaalkacyo iyoXuseen Cabdirisaaq Baliile, Ciyaaryahan

  15. 62

    63. Doorka ay bushada ka ciyaarta Nabadda iyo dib u heshiisiinta

    Khadra Cabdulaahi Cali, Xubin ka mid ah Haweenka Nabadda ka shaqeeya iyo Nabadoon Cabdulaahi Cabdi Xasan

  16. 61
  17. 60

    61. Waxbarshada iyo Deegaanka

    Xamdi Cabdiqaadir Maxamed, Madaxa Waxbarashada degkada Ee waaaaradda waxbarahsada iyo Caydiid Cismaan Maxamuud, Macalin

  18. 59

    60. Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha ee ay Bulshadu Xoojineyso

    Nasteexo Cali Xasan, ganacsato kasoo jeeda Galmudug iyo Maxamed Cabdi Ilmi, AGAASIMAHA GUUD ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta, Galmudug

  19. 58

    59. Dadaal wadajir ah ayaa deegaanka ka dhigay mid nadiif ah oo la jeclaan karo

    Barnaamijka Garasho-wadaag taxanaha 59-aad waxaan si qotodheer  dheer uga hadalnay Ololaha nadaafadeed Ee mudada todobaadaka ah ka socda Gaalkacyo oo ay si wadajir ah uga qeyb qaadanayaan Maamulka degmada iyo qeybaha bulshada. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Xildhibaan Maryan Sheikh Xasan oo ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo iyo Xabiibo Koofurow oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda.

  20. 57

    58. Isbadal indhaha iyo dhagaha u roon

    Deeqo Diiriye Diirshe, oo ka mid ah Haweenka Degmada Wisil  iyo Baashi Cali Xaashi, Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobolka Mudug

  21. 56

    57. Walaalaha Cimilada

    Bile Dahir Omar, Iskuduwaha wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Galmudug iyoHinda Dahir Jamac, Madaxa Tababarada Golaha Warbaahinta

  22. 55

    56. Dib u soonoleynta Dhaqdhaqaaqyadii Nabadda

    Nuuriyo Abdi Awale, oo xubin ka ah ururada bulshada rayidka ah iyoSiciid Cabdulaahi Kulmiyeoo ka mid ah Suxufiyiinta Gobalka Mudug

  23. 54

    55. Abaar: Xeelad Wax Qabad iyo Alla la Baryo

    Xaliima Jaamac, Xoghayaha guddiga gurmadka abaaraha, ahna xubin firfircoon oo ka tirsan Shabakadda Nabad-Dhisayaasha iyo Axmed Xassan Faarax, Iskuduwaha Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Gobalka Mudug Galmudug

  24. 53

    54. Doorka Haweenka ee ka qeyb galka Nabadda

    Fartun Mohamed Ali iyoFalis Abshir Guuleed

  25. 52

    53. Taageerada gabayku ku leeyahay nabadeynta

    Hani Axmed Maxamud iyo Maxamed Sheikh Saciid

  26. 51

    52. Shabakadda Nabadda

    Sumayo Ibraahiin Cismaan iyoCabdirahman Maxamed Cabdi

  27. 50

    51. Akhrinta, wax Barashada iyo Helidda Aqoonta

    Zamzam Maxamed Colaad iyo Garaad Axmed Rooble

  28. 49

    49. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahay

    Diib Mohamed Cardofe, Gudoomiyaha Ururka Kasmo iyoCalas Abdinur Barre, Gudoomiyaha – Shabakadda Nabadda, Dhusamareb

  29. 48

    48. Wax ka qabashada is-bedelka cimilada: Soomaaliya oo ka muuqato masraxa caalamka

    Fartun Awil Ahmed, Madaxa Waxbarashada Gabdhaha ee Gobolka Mudug Wasaaradda Waxbarashada Galmudug iyoAhmed Mohamed Ali, Wariye ku takhasusay arrimaha deegaanka

  30. 47

    47. Warbaahinta Nabadda

    Farxiyo Maxamuud Yuusuf, Agaasimaha Jinsiga Ururka Suxufiyiinta Qaranka (NUSOJ) iyoRaxma Xasan Maxamed, Agaasimaha Tababarada Ururka (NUSOJ)

  31. 46

    46. Wanaag u Bedelidda Khilaafka

    Nabadoon Cabdulaahi Cabdi Xasan iyo Nabadoon Cabdulqaadir Cali Cigaal 

  32. 45

    45. Dadaalada Xallinta Khilaafaadka Mudug

    Abshiro Cali Geedi, Isuduwaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka; Gudoomiyaha Ururka hayaanka nabadda iyoMaxamuud Nuur Xaashi, Agaasimaha Waaxda dib u heshiisiinta Wasaardda Arinaha gudaha Galmudug

  33. 44

    44. Dib u soo nooleynta dhaqdhaqaaqyada nabadeynta

    Khadra Cabdulaahi Cali, Xubin ka mid ah Haweenka Nabadda ka shaqeeyaiyo Caasho Cali Bagaag, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda Gobalka Mudug

  34. 43

    43. Beerasho

    Cabdikariin Xasan Maxamed oo ka Tirana Wasaaradda Beeraha iyoXamdi Cabdulqaadir Geele oo ah gudoonka Waxbarashada Degmada Gaalkacyo

  35. 42

    42. Enerjiga Dhalinyarta iyo Warbaahinta Nabadda

    Cilmi Kulan GeediiyoCabdi Macalin Maxamuud

  36. 41

    41. Basasha Khilaafka

    Zamzam ColaadiyoSheikh Abdihakim Mohamed Xirsi

  37. 40

    40. Dib u soo nooleynta

    Xaawo Xirsi KaarsheiyoFaaid Xirsi Cali

  38. 39

    39. Raadadka Odayaasha Dhaqanka

    Sahra Maxamuud Maxamed iyoCismaan Cali Sheikh Axmed

  39. 38

    38. Ka Jawaabidda Is-bedelka Cimilada oo la Hayàdeey

    Yurub Muxiyadiin Sheikh Cali  iyoCabdifitaax Cabdulaahi Xuseen

  40. 37

    37. Gù Khayr Qaba!

    Falis Abshir Guuleed iyo Shamso Diiriye Kulmiye

  41. 36

    36. Aargoosiga bogsiin lagu badalo

    Maymuun Calinuur GayfaneXirsi Yusuf Barre 

  42. 35
  43. 34
  44. 33

    33. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahay

    Nasteexo Cali Xasan, oo kamid ah beecmushtariinta GaalkacyoAsad Khalifa Jamac, oo ah Gudoomiyaha Dhalinyarta Gaalkacyo

  45. 32

    32. Xaaja Nimaan Oqoon, Indhuhuu Ka Ridaa

    Burhaan Cabdulaahi, lehAbshiro Cali GeediDeeq Aadan Cali

  46. 31

    31. Laba Musiiba oo is Xigtay

    Taxanaha 31-aad waxaan uga hadli doonaa Dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadihii ka dhashay Roobabkii xoogganaa ee bilihii la soo dhaafay ka da,ay deegaano badan oo Soomaaliya ka tirsan gaar ahaan Galmudug. Waxaa barnaaminka Beri oo Khamiis ah marti noogu ah Agaasimaha Guud ee Wasaardda Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdulaahi Cali iyo Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobalka Baashi Cali Xaashi. Kaalinta Wasaaradda ee dhibaatooyinka ka dhashay doofaanta Elnino iyo Doorka Warbaahintu ee tabinta iyo ka warbixinta xaaladda ay ku sugan yihiin bulshada uu saameynta balaraan u gaystay Daadadks iyo iyo Roobabku.

  47. 30

    30. Beerta aan ku kulano

    Axmed Maxamed Cabdi & Sharmarke Tahaliil Aadan

  48. 29

    29. Oodo dhacameed siday u kala sarreeyaan baa loo kala guraa

    Ooda dhacameed siday u kala sarreeyaan baa loo kala guraa.Waa Xikmad Soomaaliyeed oo tilmaamaysa sida ay muhiim u tahay in Xalka laga bilaabo sida ugu fudud iyo sida wax walba muhiimadaha ay u kala leeyihiin si xal waara loo gaaro.Waxaa marti noogu ah Barnaamijka Galabtay Marwo Xabiibo Koofurow oo ah Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug oo ah Urur u taagan Nabadda iyo Wacyigalinta Bulshada.

  49. 28

    28. Bogsiin bedesha Aargoosiga

    Farxiyo Jeyte Cali iyo Baashi Ducaale

  50. 27

    27. Qoloqoleysiga iyo Qalalaasaha Khilaafka

    Waxaa marti noogu ah Nabadoon Cabdiraxmaan Axmed Kaarshe iyo Nuuriyo Cabdi Cawaale oo ka mid ah HaweenkaMAWDUUCA: Doorka Qabiileysiga iyo Eexdu ka qaataan qallalaasaha iyo isku dhacyada bulshada

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Burhaan Cabdulaahi oo ah wariye iyo nabad-dhisiye reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.

HOSTED BY

Garasho-wadaag

CATEGORIES

URL copied to clipboard!