PODCAST · education
Qurbahajoogto
by Qurbaha Joogto
Ma dooneysa inaad noloshaada bedeshid oo horumar gaadhid? Kusoo dhawoow casharada🙌
-
12
Wakhtigan adag waxay ina xasuusineysaa muhiimadda bulshada.
Maxay tahay waxa aad tari kartid bulshadan oo aad ku bedeli kartid aduunkan.
-
11
Wakhtigu barako badanaa Alhamdulillah!
Maxaanu kala kulanay oo nolosheenu sidee bey isku bedeshay illaa iyo xaaladan.
-
10
Sanad cusub oo barakeysan aan idin rajeeyey
Ma soo koobi karo dareenka uu leeyahay inaad heshid sanadka oo aad isku daydid sidii aad uga faaideysan lahayd. Farxad oo dhanna waxaa laga helaa inuu qofky isku xidho Rabbigii iyo guryahiisa cilmi u raadisto
-
9
Beer midhaha wanaaga
Wixii aad beertid ayaad guraneysa. Hubso inaad beertid midho wanaagsan
-
8
Maxay tahay micnaha noloshaada?
Noloshan inaanu iska noolano keliya wey ka badan tahay.
-
7
Baro nolosha kalaradeeda kala duwan
Noloshu waa kalaro qurux badan oo miidhan oo haddana kala duwan. Ma taqaana kuwey yihin?
-
6
Dhibkaaga ha yareysan
Waxad noqotaa qof barta naftiisa iyo darenkiisa oo ilaaliya, daryeelana
-
5
Waa maalin farxad badan Alhamdulillah
Alhamdulillah safar dheer oo aan sahlaneyn ka dib waan ku guuleystay
-
4
Ha deg degin
Deg dega inta badan waxay keenta in la kufo. Deg degana faa'ido ma keeno.
-
3
Sidee tahay maanta?
Weli ma isla faadhisatay oo ma is weydlisay sida aad tahay? Ma fiican tahay? Waxa kuugu muhiimsan ee aad haysatid waa naftaada ee daryeel oo jeclow.
-
2
Muxuu ka dhashaa is bedel?
Ma dooneysa noloshaada inaad bedeshi? Maxaa dhaliya is bedelka?
-
1
Sidee ayey u dhalatay Qurbahajoogto?
Isbedel xaggee laga helaa?maxaana dhaliya?
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
Loading similar podcasts...