PODCAST · society
The koraad Podcast
by Koraad Podcast
Koraad Podcast waa barnaamij diiradda saaraya sheekooyin, dooddo iyo fikrado ku saabsan aamusnaanta, is-dhexgalka, dhaqanka, iyo waayo-aragnimada bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto. Barnaamijku wuxuu bixiyaa madal codadka aan inta badan la maqlo, isagoo ka hadlaya arrimo la xiriira dhaqanka, fayo-qabka, iyo is-beddelka bulshada. Qaybaha cusub waxa la soo daayaa toddobaadle.
-
2
Qaangaadhka: Marxaladda Dhalinyarada – Adolescence Explained | Episode 2
Koraad Podcast qaybtaan waxaan ku falanqaynaynaa qaangaadhka iyo marxaladaha dhalinyarada, isbeddelada jirka iyo maskaxda, iyo sida loola tacaalo xiliga dhalinyarada. 🎧 Nala dhegayso si aad u kobciso fahamkaaga ku saabsan qaangaadhka iyo nolosha dhalinyarada. 📌 Subscribe si aadan u seegin qaybaha kale ee Koraad Podcast.
-
1
Aamusnaanta Maaha Nabad – The Silence Is Not Peace | Episode 1– Korad Podcast
Tani waa bilowga Korad Podcast – halka aamusnaantu aysan ahayn nabad, cod kasta oo dumar ahna uu leeyahay qiime. This is the beginning of Korad Podcast – where silence is not peace, and every woman’s voice matters.
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
Koraad Podcast waa barnaamij diiradda saaraya sheekooyin, dooddo iyo fikrado ku saabsan aamusnaanta, is-dhexgalka, dhaqanka, iyo waayo-aragnimada bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto. Barnaamijku wuxuu bixiyaa madal codadka aan inta badan la maqlo, isagoo ka hadlaya arrimo la xiriira dhaqanka, fayo-qabka, iyo is-beddelka bulshada. Qaybaha cusub waxa la soo daayaa toddobaadle.
HOSTED BY
Koraad Podcast
CATEGORIES
Loading similar podcasts...