Jimcihii, waxaa 22 ½  sano iyo badh xarig ah lagu xukumay sarkaalkii hore aa boliska Minneapolis Derek Chauvin Dilkii George Floyd.

EPISODE · Jun 28, 2021 · 1 MIN

Jimcihii, waxaa 22 ½ sano iyo badh xarig ah lagu xukumay sarkaalkii hore aa boliska Minneapolis Derek Chauvin Dilkii George Floyd.

from Racial Reckoning: Somali Weekly Recap · host Racial Reckoning: The Arc of Justice

Waa markale Iyo barnaajkii dibumilicsiga todobaadlaha ahaa ee aay sodiyaariyeen Mashruuca Racial Reckoning waxaana idin soo tabinaya anigooah: Abdirahman Ali ShireJimcihii, waxaa 22 ½  sano iyo badh xarig ah lagu xukumay sarkaalkii hore aa boliska Minneapolis Derek Chauvin Dilkii George Floyd.Waxay 10 sano ka badan tahay inta caadiyan lagu xukumo dilika darajada labaad ee aan ulakaca aheyn markuu ku ridayey xukunka wuxuu daliishaday garyaqaanku in Chauvin ku xadgudbay shaqadiisii iyo awoodiisii, iyo khaasantan uu muujiyey naxariis darada George FloydIntii lagu gudajiray dhageysiga, Garmaqalka xubnahaqoyska George Floyd ayaa la siiyey fursad ay kula wadaagaan sida geeradiisu u saameysey nolashooda.  Afar qof ayaa ka hadlay, ay ku jiirto gabadhiisa oo 7 jir ah, iyo 2 wiil oo wallaalihiisa ah iyo wiil uu adeer u yahayWaxay shegeen rabshadhihii Geeridiisa ka dashay ay ku reebtay argagax aan ka hareyn, iyagoo codsaday in lagu rido xukunka ugu badan ee suurtagal ah, kaas oo ah 30 sano.  Hooyada dhashay Derek Chauvin oo iyaduna hadashay. Ayaa sheegtay in ay Aaminsan tahay in wiilkeedu uusan la heyn wax danbi ah uuna qabsanayey shaqadiisa    Waxay ka codsatay Garyaqaanka ku xukumo sanado yar, Si ay suurtagal u noqoto in ayada oo nool uu xabsiga ka soo baxo wiilkeedu25 May 2020, ayaa Derek Chauvin iyo 3 sarkaal oo kale ayaa xiray George Floyd ka dib markii looga shakiyey isticmaalka $20 oo been abuur ah. waxay dhigeen dhulka iyadoo Chauvin uu jilibka ka saaray qoorta George Floyd. in ka badan 9 daqiiqadood, ayadoo daawadayaasho ay ku dhawaaqayeen siidaa ha nafeesdeeMuuqaalka geeridiisa ayaa kicisay caro caalami ah taas oo lagu dalbanyo la xisaabtanka boliska 

NOW PLAYING

Jimcihii, waxaa 22 ½ sano iyo badh xarig ah lagu xukumay sarkaalkii hore aa boliska Minneapolis Derek Chauvin Dilkii George Floyd.

0:00 1:57

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

The Last Outlaws Impact Studios at UTS In a History Lab season like no other, we're pulling on the threads of one of Australia's great misunderstood histories, moving beyond the myths to learn what the Aboriginal brothers Jimmy and Joe Governor faced in both life and death.Australia's budding Federation is the background setting to this remarkable story, that sees the Governor brothers tied to the inauguration of a 'new' nation and Australia's dark history of frontier violence, racial injustice and the global trade and defilement of Aboriginal ancestral remains. This Impact Studios production is a collaboration with the Governor family, UTS Faculty of Law and Jumbunna Institute for Indigenous Education and Research.The Last Outlaws teamKatherine Biber - UTS Law Professor and Chief InvestigatorAunty Loretta Parsley - Great-granddaughter of Jimmy Governor and the Governor Family Historian Leroy Parsons - Governor descendant, Narrator and Co-WriterKaitlyn Sawrey - Host, Writer and Senior ProducerFrank Lopez - Writer, PolyCast The PolyCast Team PolyCast is a bi-weekly podcast focused on the mainline series of Sid Meier's Civilization games. PolyCast's co-hosts are CanusAlbinus, Makahlua, TheMeInTeam and MegaBearsFan. Entertaining and informing Civ. Previous Episodes can be found at ThePolyCast.net Bravo’s Dos Amigas Genevieve and Angela A Real Housewives recap podcast. Hosted by two news anchors that are diehard Bravo watchers. The Real Housewives weekly recap. Highway 62 Danny Thompson Highway 62, from Morongo Valley, up through Yucca Valley, Joshua Tree and finally Twenty Nine Palms, is home to an eclectic mix of businesses, people and stories. This weekly podcast hosted by Face to Face drummer and resident of Twenty Nine palms, Danny Thompson, brings you their stores and highlights what this famous stretch of desert road has to offer.
URL copied to clipboard!