Maanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen

EPISODE · Aug 1, 2024 · 2 MIN

Maanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen

from Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen · host Sveriges Radio

16 jir iswiidhish ah ayaa lagu tuhunsan yahay isku day dil oo ka dhacay xaafadda Nørrebro ee magaalada Kobenheegan. Xiisaha loo qabo gawaarida Korontada ku shaqeeya oo hoos u dhacay. Barka koonfureed ee dalka oo cimilo wanaagsan yeelaya doona halka ey roobab xooggan oo sahlan ka di'id doonaan wqooyiga.

NOW PLAYING

Maanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen

0:00 2:24

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

URL copied to clipboard!