PODCAST · health
Amina Sounds Podcast
by Amina Mussa Wehelie
Nothing gets past me when it comes to wellness, wellbeing, and mental health – but it doesn’t stop there. Healing is just the beginning; staying motivated is the key. Here, I motivate, inspire, and support you emotionally, mentally, and physically. Be a friend of mine – listen daily. It won’t make you rich overnight, but it will help you discover your path to health, energy, inner wealth, and greater awareness of what’s happening around you.--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------Waxba ima gudbaan, markeey timaado, bedqab, caafimaad qab iyo caafimaadka dhimirka, balse halkaa kuma isaagto. In aad bogsootaa, waa bilowga laakiin in aad markastaaba noqotaa mid baraarugsan waa muhiim. Halkaan waxbaan ku baraarujiyaa, waan ku hagaa, waana ku sacidaa, maskax, jir iyo niyadba. Ila saaxiib hadaba oo wax ka ogoow toobiyada loo maro, caafimaad, tamar, tujaarnimada gudaha, iyo ku baraarugsanaanta, arrimaha
-
7
Episode 7- Caadiyeeynta Xumaha
Send us Fan MailAhlan, ku soo dhowaada qeyb kale iyo Amina Sounds Podcast, qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, qodob muhiim ah oo ku saabsan dhaqannada gurracan ee bulshadeena ku soo kordhay.Caadiyeeynta Xumaha, ma ahan mowduuc qalcad podcast ah oo qudh ah lagu soo koobi karo, hase yeeshee waxaan dul istaagayaa dhowr arrimood oo dadkeena loo caadeeyeeyey, deetana aanba iminka la xumeyn.Support the showAmina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).
-
6
Episode 6: Maxaa Wax Loo Nacaa?
Send us Fan MailEpisode 6 waxaan kaga hadleeynaa Naceybka iyo carada, sida ay isu saameeyaan Support the showAmina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).
-
5
Episode 5: Ma Soo noqdaan mase murugoodaan Naarsiisku?
Send us Fan MailWaa qeybtii 5-naad uguna dambeysa taxanaha barnaajiyada aan kaga hadlaayey NARSIISAMKA, qeybtaan waxaan uga jawaabay, su'aal aad u soo noq-noqtay oo ay dhageystayaasha Podcastigan ay in badan oo ka mid ahi, i soo weydiiyeen, hadaba dhageysi haboon.Amina Mussa WehelieSupport the showAmina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).
-
4
Episode 4: Madaxda Narsiistaha ah
Send us Fan MailQeybtaan waxaan kaga hadlayaa, madaxda Narsiistaha ah iyo dhaqankooda, dabeecadooda, sida ay shaqaalaha hoos yimaada ku yihiin. qofkani wuxuu noqon karaa maamule ama maareeye madax ka ah, xafiis yar oo iska kooban, amaba wuxuu noqon karaa siyaasi haya xil madaxweyne, mid gobol ama mid degmo.Wuxuu noqon karaa, rag wuxuuna noqon karaa haween, oo kalama duwana hadba jinsiga uu yahay. Waxa qeybta ugu dambeysa kaga hadlayaa, sida aad isaga badbaadin karto, oo aan talooyin ka bixinayo.Haddii aad rabto in aad ila soo xiriirto wax ku saabsan, podcastigaan, Amina Sounds Podcast, fadlan isla websiteka ayaa leh qeyb xiriir oo aad isticmaali karto.Tan iyo qeyb kale mabaadiino.Support the showAmina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).
-
3
Episode 3: Waalidka Narsiistaha ah:
Send us Fan MailQeybtan waxaan kaga hadlayaa, waalidka Naarsiistaha ah iyo sida uu ula dhaqmo caruurtiisa, dhaqanka ay leeyihiin waalidka naarsiistaha ah iyo sida ay caruurtooda u barbaariyaan, iyo qaabka caruurtu ku soo baxdo marka dambe.Support the showAmina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).
-
2
Episode 2: Tallaabooyinka uu qaado Narsiistihu:
Send us Fan MailKani waa qalcadda labaad ee Amina Sounds Podcast, waxaana kaga hadlayaa, tallaabooyinka uu qaado qofka Narsiistiga ah, ee leh dabeecadaha Naarsiisimka, iyo sida ay isu daba galaan, ama uu u kala horeysiiyo.Fadlan markaad dhageysato, soo fellow-garee website-ka podcastiga, hadaad doonto la deg si aad u dhageysato xilli kale, isla markaasna la wadaag asxaabtaada, qoyskaaga iyo saaxiibadaada, si ay iyaguna uga faa'iideystaan.Amina Sounds Podcast wuxuu ku fooggan yahay, arrimaha bulshada gaar ahaan arrimaha caafimaadka, jir, maskax, dabeecad iyo dhaqan.Support the showAmina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).
-
1
Episode 1: Astaamaha Narcissim-ka (Narcissism Traits
Send us Fan MailKani waa Qalcadda Koowaad ee Podcastiga Amina Sounds Podcast. Waxaan kaga hadlayaa, Astaamaha Narsiisim-ka, ama qofka dabeecadda islawenida siyaadada ah leh ee Naarsistaha ah, rag iyo haweenba lagu garto.Amina Sounds Podcast waa podcast ku fooggan arrimaha bulshada, dabeecadaha dadka, habeynta nolosha caadiga ah, dhaqanka dadka ee maalin kasta, caafimaadka dhimirka, isku dardargelinta nolosha wanaagsan, talooyinka la xariira in lagu noolaado habnololeed habboon, I.W.MPodcastigaan waxaa diyaarisay, misna xaquuqdiisa oo dhami u dhowran tahay, Ms Amina Mussa Wehelie.Al-rights Reserved by: MS Amina Mussa Wehelie.Support the showAmina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
Nothing gets past me when it comes to wellness, wellbeing, and mental health – but it doesn’t stop there. Healing is just the beginning; staying motivated is the key. Here, I motivate, inspire, and support you emotionally, mentally, and physically. Be a friend of mine – listen daily. It won’t make you rich overnight, but it will help you discover your path to health, energy, inner wealth, and greater awareness of what’s happening around you.--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------Waxba ima gudbaan, markeey timaado, bedqab, caafimaad qab iyo caafimaadka dhimirka, balse halkaa kuma isaagto. In aad bogsootaa, waa bilowga laakiin in aad markastaaba noqotaa mid baraarugsan waa muhiim. Halkaan waxbaan ku baraarujiyaa, waan ku hagaa, waana ku sacidaa, maskax, jir iyo niyadba. Ila saaxiib hadaba oo wax ka ogoow toobiyada loo maro, caafimaad, tamar, tujaarnimada gudaha, iyo ku baraarugsanaanta, arrimaha
HOSTED BY
Amina Mussa Wehelie
Loading similar podcasts...