PODCAST · health
Caafimaadsan
by SIMAD Podcast
The official podcast of SIMAD University.Join us for insightful conversations with experts, leaders, innovators, and change makers shaping Somalia and beyond. From education and leadership to health, technology, research, and community development, each episode is designed to inspire, inform, and empower.
-
1
Halkay Soomaaliya Ka Taagantahay Cudurka Gowracatada | Tallaalka Cusub Ee Dalka | Cafimaadsan Ep 1
𝐂𝐀𝐀𝐅𝐈𝐌𝐀𝐀𝐃𝐒𝐀𝐍 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 waa madal diiradda saaraysa caafimaadka iyo daryeelka bulshada. Waa madal lagu falanqeynayo doodaha muhiimka ah ee ku saabsan caafimaadka, wacyiga bulshada, iyo horumarinta arrimaha bulshada.Xalqadda ugu horreysa, waxaa inoogu marti ah Dr. Mohamed Derow, Bare iyo dhakhtar ku takhasusay Caafimaadka Guud, ahna Madaxa Tallaalka Qaranka.Xalqaddan waxaan ku gorfeyn doonnaa:✅ Tallaalka guud✅ Xanuunka Gowracatada✅ Tallaalka cusub ee dalka lagu soo kordhiyay ee looga hortago cudurkaas
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
The official podcast of SIMAD University.Join us for insightful conversations with experts, leaders, innovators, and change makers shaping Somalia and beyond. From education and leadership to health, technology, research, and community development, each episode is designed to inspire, inform, and empower.
HOSTED BY
SIMAD Podcast
Loading similar podcasts...