PODCAST · government
EACON Podcast
by SIMAD Podcast
#EACONPodcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faa’iideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika.Iyada oo sanadkii 2aad markale uu dalkeennu martigelinayo shirweynaha #EACON2025 ayaa waxaa sidookale kusoo beegmay billowga EACON Podcast, taas oo calaamad u ah sii wadidda iyo xoojinta fursadaha, iskaashiga, iyo horumarinta bulshada Bariga Afrika.
-
2
Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrika,canshuuraha, fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla
Xalqaddan waxaa marti inoogu ah Maxamed Isxaaq, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Calamiga ah, ahna u-qaabilsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika.Waxaan ku falanqeyn doonnaa Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrika,canshuuraha, fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla, iyo qodobo kale oo muhiim u ah la falgalka bulshada bariga afrika.
-
1
EAC Podcast | Xalqadda 1aad – Soomaaliya iyo Ku Biirista Bulshada Bariga Afrika (EAC)
EAC Podcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faa’iideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika.
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
#EACONPodcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faa’iideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika.Iyada oo sanadkii 2aad markale uu dalkeennu martigelinayo shirweynaha #EACON2025 ayaa waxaa sidookale kusoo beegmay billowga EACON Podcast, taas oo calaamad u ah sii wadidda iyo xoojinta fursadaha, iskaashiga, iyo horumarinta bulshada Bariga Afrika.
HOSTED BY
SIMAD Podcast
CATEGORIES
Loading similar podcasts...