PODCAST · arts
GOCASHO PODCAST
by Abdalla Said
Gocasho Podcsat waa madal aan ku soo gudbin doono wax yaabaha bulshada dhanka wanaagsan ka kaabaya
-
1
Hordhaca Podcast ka Cusub
Waa idin salaamay jaalayaan Naxariista eebbe korkiina ha ahaato waxaa farxad wayn ayey noo ah inaan halkaan maanta ka hanaqaadayno podcast cusub oo kusoo biiraya podcastyada Somalida dee horay ujiray kaaso aanu ugu magac darnay Gocasho PodcastGocasho Podcast waa waa madal aan ku soo gudbin doono wax yaabaha bulshada dhanka wanaagsan ka kaabaya Sida Si gaara Dhiganayaasha Maqalka ah ama Sidaa utaqaano Audio Books.Waxaad naga heli kartaan Dagalada aan ku lee nahay Social Media iyo Apple Podcast oo aan Dhawaan si toosha Hawada uga soo GalaynoFadlan Nagu Soo biir oo noqo dadka nala jaanqaadaya Hana Moogan inaa carbuunato baraheena Bulshada Qaybta Faaladana Noogu reeb Dhiganaha ugu horeeya eed aad jeclaan lahayn inaan ku Bilowno.
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
Loading similar podcasts...