Labeenta Bulshada podcast artwork

PODCAST · arts

Labeenta Bulshada

Labeenta Bulshada is a podcast hosted by Ibrahim Osman Afrah, popularly known as Ibraahin-Nolosha. It’s a space where entrepreneurs, businesspeople, creatives, and talented voices come together to share their journeys and experiences. Each episode brings inspiring stories, practical lessons, and honest conversations about growth, challenges, and success. The podcast celebrates ideas, creativity, and the people shaping our community. 

  1. 4

    Sheekooyinka Bisle Ruppetti: Ila Qosol

    Qeybtan 4aad ee #LabeentaBulshada waxaa marti iigu ah Bisle Xasan Maxamed oo ah qoraa ka faallooda arrimaha bulshada. Bisle waxa aan kala sheekeystay sheekooyinka ku jira buugaagtiisa kala ah: La Qosol Bisle iyo Kaftanka Bisle. Waxa uu sidoo kale ka warramayaa hibada dad-ka-qoslinta iyo sida looga faa'ideysan karo.

  2. 3

    Qisooyin aanan wali laga sameyn musasal

    Saaxadda filimada ee Soomaalida waxaa ku soo badanayey aflaamta taxanaha ah (musasallada), iyada oo sanadba sanadka ka dambeeya ay soo baxayaan aflaam xambaarsan qisooyin ka turjumaya nolosha bulshada Soomaaliyeed. Laakiin, marka la is barbardhigo qisooyinka laga sameeyey aflaamta iyo kuwa aanan wali laga sameyn waxaa u dhexeeya farqi aad u weyn. Qeybtan 3-aad ee Labeenta Bulshada waxaa marti iigu ah Cabdiwali Cumar oo loo yaqaan Jamaal, mar kalena loo yaqiin Samiir, oo ah fannaan, jilaa iyo director. Cabdiwali waxaan kala sheekeystay taariikhdiisa fanka iyo aflaamtii uu jiley.  

  3. 2

    Sida lacag looga sameeyo Facebook & Youtube

    Isticmaalka baraha bulshada waa mid isa soo taraya marba marka ka sii dambeysa iyada oo dad badani ku dhibban yihiin maareynta ciwaannadooda. Qeybtan 2-aad ee #LabeentaBulshada waxaa marti iigu ah Eng. Yuyu oo ka faallooda arrimaha tiknoolajiyadda. Waxa uu si qotodheer u falanqeynayaa sida loo maareeyo ciwaannada, loo adkeeyo amnigooda, sidoo kalena lacag looga sameeyo baraha bulshada. 

  4. 1

    Gabaygan waxaan u sameeyey hooyadey

    Suugaanta marka dhanka wanaagsan loo adeegsado waxay qeyb weyn ka qaadataa wacyi-dhiska iyo jiheynta bulshada. Hal-abuurrada ama abwaannada wax curiya waxay adeegsadaan godad maanso oo kala duwan kuwaas oo leh miisaan u gaar ah. Abwaannada qaar suugaantoodu waa gole-ka-fuul, halka qaarkoodna ay qoraan ka dibna soo bandhigaan. Qeybtan 1-aad ee #LabeentaBulshada waxaa marti iigu ah hal-abuur Cali-Nuur Shiine oo caan ku ah suugaanta jacburka, dhiirrigalinta iyo wacyigalinta bulshada. Cali-nuur waxa uu sidoo kale iiga sheekeeyey qisada gabay dareen-taabad leh oo uu u sameeyey hooyadiis.

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Labeenta Bulshada is a podcast hosted by Ibrahim Osman Afrah, popularly known as Ibraahin-Nolosha. It’s a space where entrepreneurs, businesspeople, creatives, and talented voices come together to share their journeys and experiences. Each episode brings inspiring stories, practical lessons, and honest conversations about growth, challenges, and success. The podcast celebrates ideas, creativity, and the people shaping our community.

HOSTED BY

Labeenta Bulshada

CATEGORIES

Frequently Asked Questions

How many episodes does Labeenta Bulshada have?

Labeenta Bulshada currently has 4 episodes available on PodParley. New episodes are automatically indexed when they're published to the podcast feed.

What is Labeenta Bulshada about?

Labeenta Bulshada is a podcast hosted by Ibrahim Osman Afrah, popularly known as Ibraahin-Nolosha. It’s a space where entrepreneurs, businesspeople, creatives, and talented voices come together to share their journeys and experiences. Each episode brings inspiring stories, practical lessons, and...

How often does Labeenta Bulshada release new episodes?

Labeenta Bulshada has 4 episodes. Check the episode list to see recent publication dates and frequency.

Where can I listen to Labeenta Bulshada?

You can listen to Labeenta Bulshada on PodParley by clicking any episode. We provide an embedded audio player for direct listening, and you can also subscribe via your preferred podcast app using the RSS feed.

Who hosts Labeenta Bulshada?

Labeenta Bulshada is created and hosted by Labeenta Bulshada.
URL copied to clipboard!