PODCAST · news
Nabadjire Podcast
by PDRC Podcasts
Nabadjire Podcast waxaa la bilaabay sannadkii 2025 iyadoo uu hindisay PDRC. Ujeedada podcast-kan waa in la falanqeeyo arrimaha khuseeya bulshada Soomaaliyeed sida Nabadda iyo Amniga, Maamul-wanaagga, Horumarka, Dhaqanka iyo Dalxiiska. Waxaan isku xiraynaa xog, cilmi-baaris iyo mowduucyada muhiimka ah ee taabanaya bulshada.Waxaan martiqaadeynaa khubaro, hoggaamiyeyaal, aqoonyahanno, fanaaniin, suxufiyiin iyo dad kale oo saameyn leh, si aan u fahanno xaaladaha jira, u kobocno, una gacan ka geysanno bulsho Soomaaliyeed oo ka wanaagsan dunida dacaladeeda.Meaning “bearer of peace,” the Nabadjire Podcast was launched by PDRC in 2025 to foster meaningful conversations on critical topics for Somalis worldwide—from Peace & Security and Governance to Development, Culture, and Tourism.By bridging data-driven research with real-world issues, we bring together experts, leaders, academics, journalists, and cultural figures to share insights, spark dialogue, and inspire action. Toge
-
1
Nabadjire Podcast Episode 1
Nabadjire Podcast waxaa la bilaabay sannadkii 2025 iyadoo uu hindisay PDRC. Ujeedada podcast-kan waa in la falanqeeyo arrimaha khuseeya bulshada Soomaaliyeed sida Nabadda iyo Amniga, Maamul-wanaagga, Horumarka, Dhaqanka iyo Dalxiiska. Waxaan isku xiraynaa xog, cilmi-baaris iyo mowduucyada muhiimka ah ee taabanaya bulshada. Waxaan martiqaadeynaa khubaro, hoggaamiyeyaal, aqoonyahanno, fanaaniin, suxufiyiin iyo dad kale oo saameyn leh, si aan u fahanno xaaladaha jira, u kobocno, una gacan ka geysanno bulsho Soomaaliyeed oo ka wanaagsan dunida dacaladeeda.About Nabadjire PodcastMeaning “bearer of peace,” the Nabadjire Podcast was launched by PDRC in 2025 to foster meaningful conversations on critical topics for Somalis worldwide—from Peace & Security and Governance to Development, Culture, and Tourism. By bridging data-driven research with real-world issues, we bring together experts, leaders, academics, journalists, and cultural figures to share insights, spark dialogue, and inspire action. Together, we explore solutions, celebrate Somali heritage, and contribute to a stronger, more united global Somali community.
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
Nabadjire Podcast waxaa la bilaabay sannadkii 2025 iyadoo uu hindisay PDRC. Ujeedada podcast-kan waa in la falanqeeyo arrimaha khuseeya bulshada Soomaaliyeed sida Nabadda iyo Amniga, Maamul-wanaagga, Horumarka, Dhaqanka iyo Dalxiiska. Waxaan isku xiraynaa xog, cilmi-baaris iyo mowduucyada muhiimka ah ee taabanaya bulshada.Waxaan martiqaadeynaa khubaro, hoggaamiyeyaal, aqoonyahanno, fanaaniin, suxufiyiin iyo dad kale oo saameyn leh, si aan u fahanno xaaladaha jira, u kobocno, una gacan ka geysanno bulsho Soomaaliyeed oo ka wanaagsan dunida dacaladeeda.Meaning “bearer of peace,” the Nabadjire Podcast was launched by PDRC in 2025 to foster meaningful conversations on critical topics for Somalis worldwide—from Peace & Security and Governance to Development, Culture, and Tourism.By bridging data-driven research with real-world issues, we bring together experts, leaders, academics, journalists, and cultural figures to share insights, spark dialogue, and inspire action. Toge
HOSTED BY
PDRC Podcasts
Loading similar podcasts...