PODCAST · society
Haji Warsame Academy - House of Wisdom
by Haji Warsame
Haji Warsame Academy (House of Wisdom) is the home of Somali creativity , and is a global leader in advancing and elevating the work of Somali artists, traditional and contemporary.
-
463
Shir naagood oo shan dhaafey waa shar
Shir naagood oo shan dhaafey waa shar
-
462
Shir looma wada uunsiyo
Shir looma wada uunsiyo
-
461
Shinbiri laba geed ma wada gurato
Shinbiri laba geed ma wada gurato
-
460
Fariin from HW Mahadsanid
Fariin from HW Mahadsanid
-
459
Shiikh markiis yimaado, shariifku shubaakaduu ka baxaa
Shiikh markiis yimaado, shariifku shubaakaduu ka baxaa
-
458
Shan shitto ma maceysaa
Shan shitto ma maceysaa
-
457
Seedi waa beer
Seedi waa beer
-
456
Samraa samma hela
Samraa samma hela
-
455
Sagaaro mindhaa ima barato
Sagaaro mindhaa ima barato
-
454
Sagaaro intey tub joogtey bey tub kale dayataa
Sagaaro intey tub joogtey bey tub kale dayataa
-
453
Safar waa si wada yeel
Safar waa si wada yeel
-
452
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa
-
451
Runi rag kama nixiso
Runi rag kama nixiso
-
450
Run iyo ilkoba waa la cadeeyaa
Run iyo ilkoba waa la cadeeyaa
-
449
Roob magaalo ku hoorey ramaas soo bixin maayee laamiguu ku raftaa
Roob magaalo ku hoorey ramaas soo bixin maayee laamiguu ku raftaa
-
448
Ri waalan ridaada laguma xirto
Ri waalan ridaada laguma xirto
-
447
Reerka meelan loo husan looma haatiyo
Reerka meelan loo husan looma haatiyo
-
446
Reer ba'ow yaa ku leh
Reer ba'ow yaa ku leh
-
445
Rag waxuu kugu bartuu kugu dilaa
Rag waxuu kugu bartuu kugu dilaa
-
444
Rag waxaa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa la ciyaare
Rag waxaa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa la ciyaare
-
443
Rag waxaa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul
Rag waxaa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul
-
442
Rag walaalow waxuu ku dhaamo la waa
Rag walaalow waxuu ku dhaamo la waa
-
441
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yiri
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yiri
-
440
Rag waa arinkeen iyo aqbalkeen
Rag waa arinkeen iyo aqbalkeen
-
439
Rag qawl baa xira dumarna meher
Rag qawl baa xira dumarna meher
-
438
Rag la'aani waxba Kuma yeeshee rag xumaa ku disha
Rag la'aani waxba Kuma yeeshee rag xumaa ku disha
-
437
Rag hunguri buu isku raacaa
Rag hunguri buu isku raacaa
-
436
Raad arrooryo dib looma raaco
Raad arrooryo dib looma raaco
-
435
Quud aan jirin qoryo u guro
Quud aan jirin qoryo u guro
-
434
Qunyar socde qodaxi ma mudo
Qunyar socde qodaxi ma mudo
-
433
Quruxi waa ishaada, qiimana waa ayaankaaga
Quruxi waa ishaada, qiimana waa ayaankaaga
-
432
Qosol hiil leh
Qosol hiil leh
-
431
Qosol badani qoonsimaad noqey
Qosol badani qoonsimaad noqey
-
430
Qof waliba waxuu dhigtuu dheeftaa
Qof waliba waxuu dhigtuu dheeftaa
-
429
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto
-
428
Qof aan waxa soo socda garan waxa jooga ma garto
Qof aan waxa soo socda garan waxa jooga ma garto
-
427
Qeybshe qad ama qaadey
Qeybshe qad ama qaadey
-
426
Qawl nin weyn ka dhacay waa qolof geed ka dhacay
Qawl nin weyn ka dhacay waa qolof geed ka dhacay
-
425
Qalbigu laba ruux ma wada qaado
Qalbigu laba ruux ma wada qaado
-
424
Ood qaadis Iyo jiidis waa Isla guri geyn
Ood qaadis Iyo jiidis waa Isla guri geyn
-
423
Ood is qabsatey maroodina wey qarisaa
Ood is qabsatey maroodina wey qarisaa
-
422
Nin meeli u cadahay meeli ka madow
Nin meeli u cadahay meeli ka madow
-
421
Ninkii uurka daba Illaah baa arka, ninkii Isha dabana aadanaa arka
Ninkii uurka daba Illaah baa arka, ninkii Isha dabana aadanaa arka
-
420
Ninkii tiisa daryeelaa tu kale ku dara
Ninkii tiisa daryeelaa tu kale ku dara
-
419
Ninkii talin jirey hadduu tago, midaan talin jirin baa yimaada
Ninkii talin jirey hadduu tago, midaan talin jirin baa yimaada
-
418
Ninkii dhagar qaba dhulkaa u dhaqdhaqaaqa
Ninkii dhagar qaba dhulkaa u dhaqdhaqaaqa
-
417
Ninkii belaayadaada raba bowdkaagu qori ka jabsadaa
Ninkii belaayadaada raba bowdkaagu qori ka jabsadaa
-
416
Ninkaad Ari weydiisaneyso geel weydii
Ninkaad Ari weydiisaneyso geel weydii
-
415
Ninkii aragiisu ku deeqo ayaa oontiisuna ku deeqdaa
Ninkii aragiisu ku deeqo ayaa oontiisuna ku deeqdaa
-
414
Ninka aan hadalka sugin warrankana ma sugo
Ninka aan hadalka sugin warrankana ma sugo
No matches for "" in this podcast's transcripts.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
Haji Warsame Academy (House of Wisdom) is the home of Somali creativity , and is a global leader in advancing and elevating the work of Somali artists, traditional and contemporary.
HOSTED BY
Haji Warsame
CATEGORIES
Loading similar podcasts...