SBS Somali - SBS Afsomali

PODCAST · news

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

  1. 1000

    Tips to manage financial stress | Fuel in Focus - Australia Explained: Talooyin ku saabsan sida loo maareeyo culayska dhaqaale | Fuel in Focus

    Australia's petrol and diesel prices remain under pressure. The RBA’s decision to hike the cash rate this month is adding to the financial strain facing many households. We look at some free and independent support services that are available to help people manage financial stress. - Qiimaha Batroolka iyo naaftada ee dalka Australia ayaa weli ku jira xaalad adag. Go’aanka Bangiga Dhexe ee Australia (RBA) uu bishan ku kordhiyey dulsaarka amaahda ayaa ina sii kordhiyey culayskii dhaqaale ee haystay qoysas badan. Qaybtan, waxaan ku eegaynaa adeegyada taageero ee bilaashka ah iyo kuwa madax-bannaan ee loo heli karo dadka la tacaalaya culayska dhaqaale.

  2. 999

    SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 14 May 2026

    Waa warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Khamiis ah: 14 May 2026

  3. 998

    SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Talaado 12 May 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah 12 May 2026

  4. 997

    Somalia News: Warkii Soomaaliya Talaado 12 May 2026

    Warka Soomaaliya ee maantu wuxuu ka kooban yahay xogta doorashadii qof iyo cod ahayd ee ka dhacday dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Maxayse dowladda iyo mucaaradku ka yiraahdeen?

  5. 996

    SBS News Somali: Warka Soomaaliga Isniin 11 May 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah 11 May 2026

  6. 995

    SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce oo dhan 8 May 2026

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 8 May 2026 oo dhammaystiran

  7. 994

    SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga ee Jimce 8 May 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka - Jimce 8 May 2026

  8. 993

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 8 May 2026

    Warka Soomaaliya waxaa ka mid ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo amray in si ku-meel-gaar ah loo joojiyo burburnta iyo bannaynta dhulka danta guud ee Muqdisho.

  9. 992

    #108 Talking about the cost of living - Learn English #108: Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo kor-u-kaca qiimaha nolosha

    Learn English useful for talking about money, expenses, and financial pressure. Practise everyday phrases for describing rising costs, managing a budget, and explaining financial challenges. - Baro luqadda Ingiriisiga ee muhiimka u ah ka hadalka lacagta, kharashaadka, iyo culayska dhaqaale. Ku celceli weedho nolol-maalmeedka ah oo lagu qeexo sare-u-kaca qiimaha nolosha, maaraynta miisaaniyadda, iyo sharraxaadda caqabadaha maaliyadeed.

  10. 991

    WHO: HantaVirus lama mid aha COVID iyo rakaab laga daad-gureeyey markabkii

    Saddex qof ayaa u dhintay fayrastan ka dillaacday markabka gudihiisa. Laba bukaan oo uu ku dhacay Hantavirus-tu iyo qof saddexaad oo looga shaki qabon, ayaa laga soo saaray markabka, loona duuliyey dalka Netherlands si loogu daweeyo,

  11. 990

    SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Khamiis 7 May 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 7 May 2026

  12. 989

    Biraha culus iyo Macdanta Qaaliga ah: Australia iyo Japan oo kala saxiixday heshiisyo dhinacyo badan leh

    Ra’iisul Wasaaraha dalka Japan, Sanae Takaichi, ayaa booqasho markii ugu horreysay ku timid Australia, tan iyo markii ay qabatay hoggaanka dalkaas.. Ra'iisul Wasaare Anthony Albanese ayaa sheegay in ay booqashadani xoojin doonto xiriirkaas fog, gaar ahaan xilligan oo ay jiraan, welwel dhanka tamarta ahi iyo xasillooni darro ku timid nidaamka caalamiga.

  13. 988

    SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Arbaco 6 May 2026

    Warkii Australia iyo caalamka ee Australia halkan ka dhegeyso - Arbaco 6 May 2026

  14. 987

    Are you prepared for Australia’s flu season? - Australia Explained: Diyaar ma u tahay xilliga hargebka ee Australia?

    Influenza is a highly contagious viral infection. As flu season begins in Australia, here’s what you need to know to protect yourself, your family and the most vulnerable in our community. - Hargabku (Influenza) waa caabuq fayras ah oo si aad u fudud laysugu gudbiyo. Waxaana hadda la galay xilligii hargebka. Halkan ka baro wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u difaacdo naftaada, qoyskaaga, iyo dadka ugu nugul bulshadeenna dhexdeeda.

  15. 986

    #109 Talking about ageing parents (Med) - LEARN ENGLISH: #109 Ka hadlidda waalidka waayeelka ah

    Learn English useful for talking about ageing parents and family responsibilities. Practise everyday phrases for describing challenges, offering help, and discussing how to support parents. - Baro luqadda Ingiriisiga ee waxtarka u leh ka hadalka waalidiinta gaboobaya iyo mas'uuliyadaha qoyska. Isku tijaabi weedho dabiici ah oo loo adeegsado sharraxaadda caqabadaha horyaalla waalidiinta, bixinta kaalmada, iyo ka doodista qaababka ugu habboon ee loo taageeri karo.

  16. 985

    Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 6 May 2026

    dhegeyso warka Soomaaliya oo maanta oo Arbaco ah, 6 May 2026, naga soo gaarey Muqdisho

  17. 984

    Xisbiga Coalition-ku ma luminayaan kuraasta miyiga Australia? Maxay doorashada Farrer ka dhigan tahay?

    Maadaama ay xisbiga One Nation iyo musharaxyada madax-bannaani, ay ku horreeyaan tartanka, ayaa waxa ay codbixiyayaasha deegaankaasi hadda muujinayaan niyad-jab ay ka qabaan xisbiyadada waaweyn.

  18. 983

    SBS News Somali: Warka Talaado 5 May 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Talaado, 5 May 2026

  19. 982

    SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 4 May 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Insiin ah 4-ta May 2026

  20. 981

    Women’s legal services in Australia: Understanding your options - Australia Explained: Adeegyada Sharciga ee Haweenka Australia: Baro Xuquuqdaada

    Workplace discrimination, gender-based violence and financial inequality—these are just some of the reasons why women need dedicated legal services. You don’t have to navigate the legal system alone. In Australia, free legal services exist to advocate for vulnerable women in ways that are safe, confidential and culturally appropriate. - Takoorka goobaha shaqada, tacaddiyada ka dhanka ah haweenka, iyo sinnaan-la’aanta dhaqaale, waa qaar ka mid ah sababaha ay haweenku ugu baahan yihiin adeegyo sharci oo iyaga u gaar ah. Australia dhexdeeda, waxaa ka jira adeegyo sharci oo bilaash ah oo u taagan u doodista haweenka nugul, iyadoo la raacayo hab ammaan ah, qarsoodi ah, isla markaana tixgelinaya hiddaha iyo dhaqanka

  21. 980

    SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 1 May 2026 oo dhan

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 1 May 2026 oo dhammays tiran oo xayaysiiskii laga reebay.

  22. 979

    Tips to reduce petrol costs | Fuel in Focus - Australia Explained: Sida loo yareeyo kharashka shidaalka iyo talooyin waxtar leh|Fuel Focus

    Rising fuel prices are putting pressure on household budgets across Australia, and for many people, it’s changing the way they travel. So what can you do to reduce your fuel costs without giving up your daily routine? Here are some simple, practical ways to save money on petrol. - Qiimaha shidaalka ee sii kacaya ayaa culays weyn ku haya miisaaniyadda qoysas badan oo ku nool Australia—taas oo dad badan ku khasabtay inay beddelaan qaabkii ay u socdaali jireen. Haddaba, maxaa kula gudboon inaad samays si aad u yareyso kharashka shidaalka adiga oo aan ka harin hawl maalmeedkaaga? Talooyinkan raac.

  23. 978

    SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 1 May 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee Jimce 1 May 2026

  24. 977

    Somalia News: Warka Soomaalia Jimce 1 May 2026

    Xubnaha mucaaradka Qaranka oo la shiray odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Golaha wasiirrada maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa iyaguna shir yeeshay iyo booliiska maamul-goboleedka Waqooyi Bari oo qabtay nin ay ku eedeeyeen ganacsi maandooriye.

  25. 976

    Xasuuqii Port Arthur 30 Sano ka dib: Weli Ma la xakameeyey Hubka Australia?

    Ku dhowaad 30 sannadood ayaa laga joogaa, markii toogaasho-wadareed lagu dilay 35 qof, ay ka dhacday tuulada Port Arthur oo ku taalla koonfurta Tasmania. Welise ma la xakameeyey hubka Australia?

  26. 975

    SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 30 April 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka: Khamiis 30 April 2026

  27. 974

    SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 29 April 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Arbacada ee Australia iyo Caalamka 29 April 2026.

  28. 973

    Somalia News: Warkii Soomaaliya Arbaco 29 April 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii maanta oo Arabaco ah naga soo gaarey Soomaaliya

  29. 972

    Waraysi: Hassan Jama - Maamulihii laanta Af-Soomaaliga idaacadda SBS oo shaqadii ka tegey

    Hassan Jama, maamulihii laanta af-soomaaliga ee idaacadda SBS ee Australia ayaa 13 sannadood ka dib ka ruqsaystay shaqadii idaaccada. Waraysigan ayaanu ku weydiinney sababta.

  30. 971

    SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 28 April 2027

    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo caalamka ee Talaado 28 April 2026

  31. 970

    The overlooked story: Aboriginal and Torres Strait Islander service on ANZAC Day - Dhibbanayaashii la illaaway: Kaalinta dadka Aboriginal-ka iyo kuwa Torres Strait Islander ee xuska ANZAC Day

    Each year Australians gather on ANZAC Day to remember those who served in wars, conflicts and peacekeeping missions. But whose stories are we remembering? Are there stories we don’t always hear? In this episode we explore an important part of Australia’s history that has often been overlooked—the service of Aboriginal and Torres Strait Islander peoples. - Maalinta la yiraahdo, ANZAC Day waa mid ka mid ah maalmaha qaranka ee ugu muhiimsan Australia. Sannad kasta, dadku waxay isugu soo baxaan inay xusuustaan kuwii u soo adeegay dalkan, xilliyadii dagaallada iyo hawlgallada nabad-ilaalinta.

  32. 969

    Oohin lagu shaqaysto: Maxay dadka Kenya u kireystaan dad u ooya ehelkooda geeriyooday?

    Dalka Kenya, qaar ka mid ah qoysaska ayaa marka uu qof ka geeriyoodo, soo kireysta baroordiiqayaal xirfad u leh, oo ku xoogsada, oohinta iyo murugada.

  33. 968

    SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Isniin 27 April 2026

    Ninkii lagu eedeeyey isku-dayga inuu khaarajiyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa caawa la hor keenayaa maxkamad ku taal magaalada Washington.

  34. 967

    SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii JImcaha oo dhan 24 April 2026

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 24 April 2026 oo dhammays tiran

  35. 966

    Cilmi baaris: Isbeddelka qabashada walxaha ee cir-bixiyeennada marka ay hawada sare joogaan

    Koox cilmi-baaryaal ah ayaa dersey 11 cir-bixiyeen, waxayna ogaadeen inay sameynayeen khaladaad xagga qabashada walxaha ah markay ka soo laabteen hawada sare. Markii hore, cir-bixiyeennadu si khaldan ayay u qiyaasayeen inta uu le’eg yahay culayska ama xoogga ay tahay inay walax ku qabtaan, balse muddo kooban ka dib, waxay la qabsadeen jawiga iyagoo dib ugu laabtay qaabkii caadiga ahaa ee ay wax u qabsan jireen.

  36. 965

    U doodayaasha oo soo dhoweeyey in qubeyska looga dhigo lacag-la'aan waayeelka xarumaha daryeelka

    Dowladda oo wax weyn ka beddeli doonta nidaamka NDIS, laakiin aqbashay inay bixiso kharashka qubeyska ee dadka waayeelka ah ee u qalma nidaamka.

  37. 964

    Tallaalka RSV oo bilaash looga dhigay dadka waayeelka ah ee Australia

    Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday barnaamij tallaal oo lacag-la’aan ah, oo loogu talogalay dadka waayeelka ah ee Australia, si looga badbaadiyo fayraska khatarta ah ee la yiraahdo RSV.

  38. 963

    SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 24 April 2026

    Warkii Australia iyo caalamka ee Jimce 24 April 2026 halkan ka dhegeyso.

  39. 962

    Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 24 April 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Jimce ah - 24 April 2026

  40. 961

    SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 22 April 2026

    Wararka maanta waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu dalkiisu kordhin doono xabbad-joojinta ay horey ula qaateen Iran. Iran-na waxay dalalka Khaliijka ugu gooddidey inay burburin doonto soo-saarka shidaalkooda haddii uu Maraykanku kasoo weeraro dalalkooda.

  41. 960

    Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 22 April 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah, 22 April 2026

  42. 959

    Tacsi: Ahmed Abdillahi Mohamed (Brigato)

    Ilaahay ha u naxariiste'e, Axmed Cabdillaahi Maxamed oo ku magac dheeraa Brigato, ayaa Isniintii shalay ee 20 Febraayo 2026 lagu aasay Xabaalaha Rockwood Cemetery. Halkana ayaad ka dhegeysan kartaa tacsida

  43. 958

    SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 21 April 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Talaadada 21 April 2026 ee Australia iyo Caalamka

  44. 957

    Uber oo kordhisay qiimaha safarka, shidaalka qaaliga ah awgii

    Rakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.

  45. 956

    SBS News Somali:Warka Af-Soomaaliga 16 April 2026

    Dab ayaa qabsaday mid ka mid ah labadii wershadood ee ugu dambeeyey Australia ee shidaalka sifeeya.

  46. 955

    Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor

    Hoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.

  47. 954

    SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 15 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka ee maanta

  48. 953

    Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada

    Giriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.

  49. 952

    Dayax-gacmeedkii Artems 2 oo dayaxa kusoo wareegey dhulkana kusoo noqday

    Cirbixiyeennadii Artemis 2 ee hay’adda NASA ayaa dib ugu soo laabtay dhulka, ka dib markii ay taariikh cusub ka dhigeen socdaalkoodii ay ku tageen dhabarka dambe ee dayaxa.

  50. 951

    India oo tiro-koobeysa 1.4 billion oo of

    Dalka India ayaa qorshaynaya inuu qabto tirakoobkii ugu weynaa ee ka dhaca aduunka, kaas oo lagu tirinayo dad tiradooda lagu qiyaasay 1.4 bilyan oo qof (hal bilyan iyo afar boqol oo kun oo qof)

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

HOSTED BY

SBS

Produced by SBS Audio

CATEGORIES

URL copied to clipboard!