PODCAST · education
Sharing Experiences
by Faisa Vision
Waa isla wadaag fikrado kala duwan iyo wacyigalin.
-
11
Sheekadii mamma Afrika iyo maxaa laga faiidaa isdhexgalka bulshada!
Waxa uu ku saabsan intee in la eg ayaad soo bandhigii kartaa adigoo raadinayo darajo kale iyo walina adigoo ka masuul ah dadkaaga .
-
10
Waagii baryaba maxuu kugu baryay adigoo dhinacwalba ka eegayaa.
Waa wacyi galin ku saasan in uu qofwaliba wax soo kordhinkaro.
-
9
MAXAA KA CUSUB SWEDAN
Waa wacyigalin oo ah intee in la eg ayaad ka fahansantahay iyo sidee ayaad u horumarin lahayd nafsadaa!✍🙌
-
8
DARYEELKA IYO BARAARUJINTA FAMILKA.
Waa aqoon iyo wacyigalin familka wadanka Swedan degan.
-
7
COD BIXIYE NOQO,,EE HA NOQON MID DHAWAQA!
Wuxuu mowduuco yahay noqo mid codkiisa dhiibta oo ka dhexmuuqdo bulshada ee ha noqon mid hadalkiisa aan meel gaarsiisnay oona micna badan ku fadhin.
-
6
SII NAFSADADA 10 DAQIIQO WAAGII BARYABA.
Hadaad tahay qof nafsadiisa horumar u doonayo ,waxa u qaadanaya go,aan cad .goaankaas waa midka ku jahaynaya qofka uu yahay iyo waxa uu doonayo.
-
5
ISDHEXGALKA BULSHADA!
Maxay tahay faaiidada ku jirta isdhexgalka bulshada
-
4
Waa aqoon korarsi oo ah sidaan ugu istaagi lahayd dadkaaga.
Waa dhiiri galin oo ku socota waladiinta iyo dhalinyarada,,,oo hadana qolwaliba masuul iska saaro sidaan u garab qabayn lahayn caruurta,,,iyo qaybo badan oo aan u kala qaadi doona barnaamijka.
-
3
QOFKEE AYAD TAHAY?
Waa suaal is waydiin leh,,qofka QOFKEE AYUU YAHAY,,,,waa suaal micno wayn xanbaansan waa haduu qofku qeexo.
-
2
Ma tahay qof ku fakarayo isbedel 2022?
Waa isla wadaag oo ah fikrada kala duwan iyo sidee qofba qofka kale u baraarujin karaa, taasna ayaa horumar lagu gaari kara.
-
1
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
Waa isla wadaag fikrado kala duwan iyo wacyigalin.
HOSTED BY
Faisa Vision
CATEGORIES
Loading similar podcasts...