PODCAST
VOA Somali
by VOA Somali
Idaacadda Voice of America (VOA) waxay markii ugu horreysay hawada soo gashay sanadkii 1942-dii, waana idaacad caalami ah, oo aalado kala duwan u isticmaasha tabinta wararka. VOA waxaa maal-galisa dowladda Mareykanka, iyadoo usoo mareysa Golaha Warbaahinta. VOA-du waxay toddobaad walba baahisaa ku dhawaad 15,000 oo saacadood oo isugu jira warar, warbixinno, barnaamijyo aqooneed iyo kuwa dhaqamaeed. Dad lagu qiyaasay 125 milyan oo qof oo dacallada caalamka ku kala nool ayaa qubanahaas la socda.
-
3
Idaacadda Habeennimo
daacadda Habeennimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
-
2
Idaacadda Galabnimo
Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
-
1
Idaacadda Habeennimo
Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka ka dhacaya daafaha Dunida.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
Idaacadda Voice of America (VOA) waxay markii ugu horreysay hawada soo gashay sanadkii 1942-dii, waana idaacad caalami ah, oo aalado kala duwan u isticmaasha tabinta wararka. VOA waxaa maal-galisa dowladda Mareykanka, iyadoo usoo mareysa Golaha Warbaahinta. VOA-du waxay toddobaad walba baahisaa ku dhawaad 15,000 oo saacadood oo isugu jira warar, warbixinno, barnaamijyo aqooneed iyo kuwa dhaqamaeed. Dad lagu qiyaasay 125 milyan oo qof oo dacallada caalamka ku kala nool ayaa qubanahaas la socda.
HOSTED BY
VOA Somali
Loading similar podcasts...