Skip to content
[1]. Somali Masiixi (Ex-Muslim) - Mona Walter Marqaatifur.3gp episode artwork

EPISODE · Feb 23, 2021 · 5 MIN

[1]. Somali Masiixi (Ex-Muslim) - Mona Walter Marqaatifur.3gp

from "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال · host Tze-John Liu

[1]. صومالي مسيحي - منى والتر مرقاطفور / Somali Masiixi(Ex-Muslim) - Mona Walter Marqaatifur.3gp ///. 1 KORINTOS -- CUTUB 15 1. Walaalayaalow, waxaan idin ogeysiinayaa injiilka aan idinku wacdiyey, oo aad idinkuna aqbasheen, oo aad ku taagan tihiin, 2 .oo aadna ku badbaaddeen, haddaad xajisaan hadalkii aan idinku wacdiyey, haddaydnan micnela'aan u rumaysan. 3. Waayo, markii ugu horraysay waxaan idiin dhiibay waxaan aniguba helay, oo waxa weeye, Masiixu wuxuu u dhintay dembiyadeenna sida Qorniinku leeyahay, 4. waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay. 5. Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii. 6. Markaasuu wuxuu mar keliya u muuqday kuwo ka badan shan boqol oo walaalo ah, kuwo weli intoodii badnayd ay hadda joogto, laakiin qaar baa dhintay. 7. Gortaasuu Yacquub u muuqday, markaas rasuullada oo dhan. 8. Markii ugu dambaysayna aniga oo dhicis oo kale ah, ayuu ii muuqday. 9. Waayo, anigu waxaan ahay kan rasuullada u liita oo aan istaahilin in loogu yeedho rasuul, waayo, kiniisadda Ilaah baan silcin jiray. 10. Laakiin Ilaah nimcadiisa ayaan ku ahay waxaan ahayba, oo nimcadiisii lay siiyeyna wax aan waxtar lahayn ma ay noqon, laakiin anigu waxaan u hawshooday si ka badan dhammaantood, anigase ma aha laakiin waa nimcada Ilaah ee ila jirtay. 11. Haddaba ha ahaato aniga ama iyaga, sidaasaannu u wacdinnaa oo idinna u rumaysateen.

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Feb 23, 2021

Embed this episode

Ready to play

[1]. Somali Masiixi (Ex-Muslim) - Mona Walter Marqaatifur.3gp

0:00 5:45

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال?

This episode is 5 minutes long.

When was this "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال episode published?

This episode was published on February 23, 2021.

Can I download this "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!