EPISODE · Mar 11, 2025 · 45 MIN
Adeegyada Caafimaad ee Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer)
from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda
Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer) waxaa la aaminsan yahay inuu yahay mid kamid ah isbitaallada ugu casrisan dalka, islamarkaana bixiya adeegyada ugu badan ee caafimaad ee Soomaaliya. Qeybtan 32-aad ee Adeeg Wanaag podcast, Aweis Ahmed, agaasimaha SPA Policy Lab, iyo Maxamed Xuseen Ashraf, oo ah agaasimaha isbitaalka Erdogan, ayaa ku falanqeynaya adeegyada caafimaad ee uu bixiyo Isbitaalka Difger. #SPAPodcasts #AdeegWanaagPodcast #AdeegWanaag #SomaliPublicAgendaContact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
NOW PLAYING
Adeegyada Caafimaad ee Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer)
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.