EPISODE · Oct 29, 2025 · 45 MIN
Aqoonsi-u-raadinta Somaliland & Dadaallada Dowlad-dhiska Soomaaliya
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Dalka Mareykanka waxaa ka socda dadaallo lagu raadinayo in uu Mareykanka u aqoonsado Somaliland dal ka madax-bannaan Soomaaliya. Dhanka kale dowladda federaalka ayaa wadda dadaallo loogasoo horjeedo in ay Somaliland ka go’do Soomaaliya.Qeybtan 60-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Feysal Rooble, oo ah aqoonyahan, falanqeeye & xubin katirsan Golaha Sare ee PDRC, waxa ay isla gorfeynayaan mustaqbalka Somaliland iyo guud ahaan geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
NOW PLAYING
Aqoonsi-u-raadinta Somaliland & Dadaallada Dowlad-dhiska Soomaaliya
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.