Arrimaha Deegaanka Puntland & Asalka Khilaafka Dowladda Federaalka & Puntland iyo Sida Loo Xallin Karo episode artwork

EPISODE · May 22, 2025 · 45 MIN

Arrimaha Deegaanka Puntland & Asalka Khilaafka Dowladda Federaalka & Puntland iyo Sida Loo Xallin Karo

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Dadaallo la xiriira arrimaha deegaanka ayaa ka socdoPuntland. Sidoo kale, dowlad-goboleedka ayaa dagaal kula jirta ISIS. Dhanka kale, xiriirka dowladda federaalka & Puntland ayaa hakad ku jiray muddo ka badan labo sano. Qeybtan 50-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge iyo Wasiirka Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimillada ee Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku falanqeynaya arrimaha deegaanka Puntland, dagaalka ka dhanka ah ISIS, & asalka khilaafka dowladda federaalka & Puntland iyo sida loo xallin karo. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published May 22, 2025

Embed this episode

Ready to play

Arrimaha Deegaanka Puntland & Asalka Khilaafka Dowladda Federaalka & Puntland iyo Sida Loo Xallin Karo

0:00 45:49

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 45 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on May 22, 2025.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!