Bixinta Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha episode artwork

EPISODE · Dec 10, 2023 · 59 MIN

Bixinta Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha

from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda

Kadib buburkii dalka ka dhacay sanadkii 1991, waxaa meesha ka baxay nidaamkii kaararka aqoonsiga dadweynaha, kaasoo udub dhexaad u ahaa helidda adeegyada asaasiga ah sida caafimaadka iyo waraaqaha socdaalka iyo sido kale cashuur bixinta. Hay’adda Diiwangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan la dhisay ayaa bilowday bixinta kaarka aqoonsiga dadweynaha.Podcast-gan, Maareeye ku xigeenka Hay’ada Diiwangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Cabdullahi Biixi Xuseen & Aweis Axmed oo ah Agaasimaha SPA Policy Lab & martigeliyaha Adeeg Wanaag Podcast ayaa ku falanqeynaya bixinta kaarka aqoonsiga dadweynaha. Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Dec 10, 2023

Embed this episode

Kadib buburkii dalka ka dhacay sanadkii 1991, waxaa meesha ka baxay nidaamkii kaararka aqoonsiga dadweynaha, kaasoo udub dhexaad u ahaa helidda adeegyada asaasiga ah sida caafimaadka iyo waraaqaha socdaalka iyo sido kale cashuur bixinta. Hay’adda Diiwangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan la dhisay ayaa bilowday bixinta kaarka aqoonsiga dadweynaha. Podcast-gan, Maareeye ku xigeenka Hay’ada Diiwangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Cabdullahi Biixi Xuseen...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Bixinta Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha

0:00 59:07

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Adeeg Wanaag?

This episode is 59 minutes long.

When was this Adeeg Wanaag episode published?

This episode was published on December 10, 2023.

Can I download this Adeeg Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!