EPISODE · Jul 31, 2024 · 32 MIN
Biyo-mareennada iyo Bullaacadaha Muqdisho
from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda
Dagaallada sokeeye waxa ay sababeen burbur iyo dayac ku yimid guud ahaan biyo-mareennada, bullaacadaha iyo goobaha biyaha lagu keydiyo ee magaalada Muqdisho. Waxaa ka dhashay in biyaha roobabku ay fadhiistaan wadooyinka, qaarkoodna ay burbur joogta ah u geystaan. Xaaladdan waxa ay dhalisay in bulshada caasimadda ay soo gaarto khasaare naf iyo maal isugu jira, bilicda magaaladana saameyn taban ayay ku yeelatay. Qeybtan 22-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxaa lagu falanqeynayaa sababaha ugu waaweyn ee loo aaneyn karo maareyn la’aanta biyo mareennada iyo bullaacadaha magaalada Muqdisho iyo cilladaha farsamo ee jira oo ay tahay in lagu baraarugo si loo mareeyo qulqulka biyaha ee magaalada. Waxaa marti ku ah Eng. Yaxya Guuleed oo arrimhaasi si dhaw ula socday, islamarkaana qoraallo ka sameeyay.Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
What this episode covers
Dagaallada sokeeye waxa ay sababeen burbur iyo dayac ku yimid guud ahaan biyo-mareennada, bullaacadaha iyo goobaha biyaha lagu keydiyo ee magaalada Muqdisho. Waxaa ka dhashay in biyaha roobabku ay fadhiistaan wadooyinka, qaarkoodna ay burbur joogta ah u geystaan. Xaaladdan waxa ay dhalisay in bulshada caasimadda ay soo gaarto khasaare naf iyo maal isugu jira, bilicda magaaladana saameyn taban ayay ku yeelatay. Qeybtan 22-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxaa lagu falanqeynayaa sababaha ugu ...
NOW PLAYING
Biyo-mareennada iyo Bullaacadaha Muqdisho
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.