EPISODE · Apr 28, 2025 · 35 MIN
Booqashadii Raysalwasaaraha ee Laascaanood & Aqoonsiga SSC Khaatumo
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
12-kii April, raysalwasaaraha dalka, Xamse Cabdi Barre ayaa safar dhowr maalmood qaatay ku tagay magaalada Laascaanood oo ah xarunta SSC Khaatumo. Waxa uu ahaa masuulkii ugu sarreeyay ee Jamhuuriyadda Saddexaad ee taga magaalada Laascaanood. Muddadii uu joogay raysalwasaaruhu waxa uu daahfuray mashaariic, isaga oo ku casuumay hoggaamiyaha SSC Khaatumo shirka Golaha Wadatashiga Qaran, waxa uuna ku dhawaaqay in ay dowladda federaalka u aqoonsatay SSC Khaatumo dowlad-goboleed.Qeybtan 48-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Agaasimaha Fulinta ee Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, iyo Professor Cabdikariin Xasan Jaamac oo ah Hormuudka Jaamacadda City iyo Wasiirkii hore ee Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta, ayaa isla gorfeynaya safarkii raysalwasaaraha ee Laascaanood, aqoonsiga dowlad-goboleed, iyo waxa ay uga dhigan tahay SSC Khaatumo.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
What this episode covers
12-kii April, raysalwasaaraha dalka, Xamse Cabdi Barre ayaa safar dhowr maalmood qaatay ku tagay magaalada Laascaanood oo ah xarunta SSC Khaatumo. Waxa uu ahaa masuulkii ugu sarreeyay ee Jamhuuriyadda Saddexaad ee taga magaalada Laascaanood. Muddadii uu joogay raysalwasaaruhu waxa uu daahfuray mashaariic, isaga oo ku casuumay hoggaamiyaha SSC Khaatumo shirka Golaha Wadatashiga Qaran, waxa uuna ku dhawaaqay in ay dowladda federaalka u aqoonsatay SSC Khaatumo dowlad-goboleed. Qeybtan 48-aad ee ...
NOW PLAYING
Booqashadii Raysalwasaaraha ee Laascaanood & Aqoonsiga SSC Khaatumo
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.