Cadaaladda Xilliga Kala Guurka I Dr Axmed Cali Khayre & Mahad Waasuge episode artwork

EPISODE · May 29, 2022 · 35 MIN

Cadaaladda Xilliga Kala Guurka I Dr Axmed Cali Khayre & Mahad Waasuge

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Soomaaliya waxa ay soo martay dagaallo badan ilaa maantana qeybo kamid ah dalka waxaa ka dhaca dagaallo ay dad badan ku dhintaan. Dib-u-heshiisiin dhab ah iyo is cafin ma dhicin. Is-aaminaadda bulshadana waa mid hooseysa. Dowlad-dhiska Soomaaliyana weli waa mid curdun ah. Maxkamadaha ayaa ku yaalla magaalooyinka iyadoo dadka oo dhan aanay dacwadahooda geysan. Odayaasha dhaqanka ayaa qeyb weyn ka qaata xallinta khilaafyada.Marka dowlad burburtay dib loo dhisayo, mid kamid ah siyaabaha xal loogu helo dhibaatooyinkii dhacay waxaa loo yaqaannaa Cadaaladda Xilliga Kala Guurka oo afka Ingiriirka lagu yiraahdo Transitional Justice. Podcast-gan waxa ay Dr Axmed Cali Khayre iyo Mahad Waasuge ku falanqeynayaan cadaaladda xilliga kala guurka iyo sida colaadihii dhacay loo bogsiin karo.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published May 29, 2022

Embed this episode

Soomaaliya waxa ay soo martay dagaallo badan ilaa maantana qeybo kamid ah dalka waxaa ka dhaca dagaallo ay dad badan ku dhintaan. Dib-u-heshiisiin dhab ah iyo is cafin ma dhicin. Is-aaminaadda bulshadana waa mid hooseysa. Dowlad-dhiska Soomaaliyana weli waa mid curdun ah. Maxkamadaha ayaa ku yaalla magaalooyinka iyadoo dadka oo dhan aanay dacwadahooda geysan. Odayaasha dhaqanka ayaa qeyb weyn ka qaata xallinta khilaafyada. Marka dowlad burburtay dib loo dhisayo, mid kamid ah siyaabaha xal loo...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Cadaaladda Xilliga Kala Guurka I Dr Axmed Cali Khayre & Mahad Waasuge

0:00 35:33

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 35 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on May 29, 2022.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!