Casharrada Laga Baran Karo Doorashooyinkii Dhacay 1954 ilaa 1969 episode artwork

EPISODE · Feb 9, 2026 · 53 MIN

Casharrada Laga Baran Karo Doorashooyinkii Dhacay 1954 ilaa 1969

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxalad doorasho. Dhawaan dadka ku nool Muqdisho ayaa qaarkood ka qeyb galay doorasho gole deegaan oo Muqdisho laga qabtay kadib muddo ka badan 55 sano. Maxaa casharro ah oo laga baran karaa doorashooyinkii dhacay kahor iyo kadib xornimadii dalka?Qeybtan 66-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & & Abukaate Maxamed Ciise Turunji, oo khabiir ku ah taariikhda & sharciyada buugaagna ka qoray, ayaa isla gorfeynaya casharrada laga baran karo doorashooyinkii dhacay muddadii u dhaxaysay 1954 iyo 1969.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Feb 9, 2026

Embed this episode

NOW PLAYING

Casharrada Laga Baran Karo Doorashooyinkii Dhacay 1954 ilaa 1969

0:00 53:24

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 53 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on February 9, 2026.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!