Casharrada Laga Baran Karo Doorashooyinkii Dowladaha Hoose ee Puntland episode artwork

EPISODE · Aug 21, 2024 · 53 MIN

Casharrada Laga Baran Karo Doorashooyinkii Dowladaha Hoose ee Puntland

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Waxaa dhawaan soo gabagaboobay doorashooyinkii goleyaasha deegaanka ee Puntland oo soo bilowday sanadkii 2021. Markii ugu horreysay waxaa sanadkii 2021 si tijaabo ah looga qabtay doorashada goleyaasha deegaanka saddex degmo; waxaa xigay doorashada 30 degmo oo dhacday sanadkii 2023 iyadoo sanadkan 2024 lagusoo gunaanaday 3 degmo oo ay ku jirto caasimadda Puntland ee Garowe. Xarunta Horumarinta iyo Cilmibaarista Puntland (PDRC) waxa ay kaalimo kala duwan ka ciyaareysay geeddi-socodka doorashooyinka Puntland. Qeybtan 40-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Cabdinaasir Buraale oo ah Agaasime Ku Xigeenka PDRC waxa ay ku gorfeynayaan sida ay u dheceen doorashooyinka dowladaha hoose & casharrada laga baran karo geeddi-socodka doorashooyinka goleyaasha deegaanka Puntland. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Aug 21, 2024

Embed this episode

Waxaa dhawaan soo gabagaboobay doorashooyinkii goleyaasha deegaanka ee Puntland oo soo bilowday sanadkii 2021. Markii ugu horreysay waxaa sanadkii 2021 si tijaabo ah looga qabtay doorashada goleyaasha deegaanka saddex degmo; waxaa xigay doorashada 30 degmo oo dhacday sanadkii 2023 iyadoo sanadkan 2024 lagusoo gunaanaday 3 degmo oo ay ku jirto caasimadda Puntland ee Garowe. Xarunta Horumarinta iyo Cilmibaarista Puntland (PDRC) waxa ay kaalimo kala duwan ka ciyaareysay geeddi-socodka doorashooy...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Casharrada Laga Baran Karo Doorashooyinkii Dowladaha Hoose ee Puntland

0:00 53:49

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 53 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on August 21, 2024.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!