Daadejinta adeegga waxbarashada ee gobolka Benaadir iyo muranka ka taagan episode artwork

EPISODE · Dec 20, 2022 · 27 MIN

Daadejinta adeegga waxbarashada ee gobolka Benaadir iyo muranka ka taagan

from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda

Somaaliya waxa ay qaadatay nidaam federaal ah, kaasoo hirgelintiisu ay si muuqata u socotay tan iyo sanadkii 2013. Hase ahaatee, gobolka Benadir oo aan maqaamkiisa weli la cadeynin ayaa adeegyada dadweynaha waxaa bixinayay wasaarado kala duwan oo heer federaal ah.  Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda federaalka ayaa billowday in ay adeegga waxbarashada ee gobolka Benadir u daadejiso Maamulka Gobolka Banaadir kadib is-afgarad labada dhinac ay ku kala saxiixdeen Muqdisho.  Guulo kooban ayaa laga gaaray u daadejinta maareynta waxbarashada ee maamulka gobolka Banaadir. Hase ahaatee, hirgelinta Is-afgaradka ayaanan si habsami leh u socon. Waxaa hareeyay dhibaatooyin inta badan ka yimid kharashaadka dugsiyada dowladda iyo maamulkooda. Khilaafka ayaa weli taagan iyadoo aan la xalin, inkastoo dhinacyadu ay sameeyeen dadaallo aan lagu guuleysan in lagusoo afjaro khilaafka.Somali Public Agenda ayaa dhawaan faallo qoto-dheer oo ku saabsan arrinkan daabacday. Waxa podcast-gan ay Farxaan Isxaaq Yuusuf oo ah agaasime ku xigeenka Somali Public Agenda iyo qoraaga faallada iyo Aweys Axmed ku falanqeynayaan nuxurka faallada. Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Dec 20, 2022

Embed this episode

Somaaliya waxa ay qaadatay nidaam federaal ah, kaasoo hirgelintiisu ay si muuqata u socotay tan iyo sanadkii 2013. Hase ahaatee, gobolka Benadir oo aan maqaamkiisa weli la cadeynin ayaa adeegyada dadweynaha waxaa bixinayay wasaarado kala duwan oo heer federaal ah. Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda federaalka ayaa billowday in ay adeegga waxbarashada ee gobolka Benadir u daadejiso Maamulka Gobolka Banaadir kadib is-afgarad labada dhinac ay ku kala saxiixde...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Daadejinta adeegga waxbarashada ee gobolka Benaadir iyo muranka ka taagan

0:00 27:38

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Adeeg Wanaag?

This episode is 27 minutes long.

When was this Adeeg Wanaag episode published?

This episode was published on December 20, 2022.

Can I download this Adeeg Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!