EPISODE · Oct 9, 2024 · 37 MIN
Dadaallada Xasilinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka: Caqabadaha iyo Fursadaha
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Tan iyo dabayaaqadii sanadkii 2022, degmooyin & deegaanno intooda badan ku yaalla maamullada Galmudug & Hirshabelle ayaa soo galay gacanta dowladda. Dadka dega deeggaannadaas waxa ay dowladda u qorsheysay gaarsiinta adeegyada aasaasiga ah. Barnaamij xasilin oo si gaar ah loogu talo galay ayaa qorshisiisa billowday. Sidoo kale Ergayga Gaarka ah ee Xasilinta & Ilaalinta Arrimaha Rayidka ayuu madaxweynaha magacaabay. Markii uu golaha fulinta IGAD xubin ka noqday Ergaygii hore ayaa Cumar Xaashi loo magacaabay xafiiska Ergayga. Cumar waa xildhibaan katirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Qeybtan 42-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Xildhibaan Cumar Xaashi waxa ay ku gorfeynayaan dadaallada la xiriira xasilinta oo ay dowladdu waddo, caqabadaha & fursadaha.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
What this episode covers
Tan iyo dabayaaqadii sanadkii 2022, degmooyin & deegaanno intooda badan ku yaalla maamullada Galmudug & Hirshabelle ayaa soo galay gacanta dowladda. Dadka dega deeggaannadaas waxa ay dowladda u qorsheysay gaarsiinta adeegyada aasaasiga ah. Barnaamij xasilin oo si gaar ah loogu talo galay ayaa qorshisiisa billowday. Sidoo kale Ergayga Gaarka ah ee Xasilinta & Ilaalinta Arrimaha Rayidka ayuu madaxweynaha magacaabay. Markii uu golaha fulinta IGAD xubin ka noqday Ergaygii hore ayaa Cu...
NOW PLAYING
Dadaallada Xasilinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka: Caqabadaha iyo Fursadaha
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.