Dastuurka, Doorashooyinka & WadahadalladaDowladda Federaalka & Mucaaradka episode artwork

EPISODE · Jul 17, 2025 · 37 MIN

Dastuurka, Doorashooyinka & WadahadalladaDowladda Federaalka & Mucaaradka

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddo socotay. Inkastoo gunaanadkii ay kasoobaxday in ay gogosha furan tahay, kulankii ugu ballaarnaawaxaa Muqdisho lagu qabtay 16-19 June, 2025. Hadda waxaasocda kulamo u dhexeeya dowladda federaalka & MadashaSamatabixinta Soomaaliyeed.Qeybtan 54-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge& Xasan Macallin Maxamuud oo ah Wasiirka Cadaaladda & Arrimaha Dastuurka iyo sidoo kale guddoomiyaha guddigamaamulayay gogosha ayaan ku gorfeynaya wadahadallada socdaee la xiriira arrimaha dastuurka & doorashooyinka. #SPAPodcasts #MaamulWanaagPodcast #MaamulWanaag #SomaliPublicAgenda #MahadWasuge #HassanMoallimContact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Jul 17, 2025

Embed this episode

Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddo socotay. Inkastoo gunaanadkii ay kasoobaxday in ay gogosha furan tahay, kulankii ugu ballaarnaawaxaa Muqdisho lagu qabtay 16-19 June, 2025. Hadda waxaasocda kulamo u dhexeeya dowladda federaalka & MadashaSamatabixinta Soomaaliyeed. Qeybtan 54-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge& Xasan Macallin Maxamuud oo ah Wasiirka Cadaaladda & Arrimaha Dastuurka iyo sidoo kale guddoomiyaha guddigamaamulayay gogos...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Dastuurka, Doorashooyinka & WadahadalladaDowladda Federaalka & Mucaaradka

0:00 37:44

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 37 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on July 17, 2025.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!