EPISODE · May 16, 2023 · 16 MIN
Dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow - Qaybtii 2aad
from Xidhiidhada Nolosha Podcast · host Amaal Haybe
Fariin ii reeb :)Xalqadan manta waa qaybtii 2aad ee dhisida dabeecadaha iyo dhaqamada fayow ee qofka u ogolaada in uu ku noolaado nolol uu cafimaad ka jidhkiisa iyo maskaxdiisaba uu daryeelayo kana war qabo si malin leh ah. Qayb ka dhig oo ku dadaal in aad dhaqamadan nolol malmeedkaaga kusoo kordhisid. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Embed this episode
NOW PLAYING
Dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow - Qaybtii 2aad
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.