Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya episode artwork

EPISODE · Jun 26, 2022 · 33 MIN

Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Labaatankii sano ee ugu dambeysay, madaxweynayaashii dalka waxa ay is khilaafeen raysal wasaarayaashii waxana ay magacaabeen 2-3 raysal wasaare. Xubnaha golaha wasiirrada ee la magacaabayay ayaa sidoo kale tiro ahaan kala duwanaa. Dhawaan waxaa la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh. Gole wasiirro ayaa dhawaan la magacaabi doonaa. Podcast-gan waxa lagu falanqeyneynaa dhismaha xukuumadda xigta ee Soomaaliya.Waxaa marti ku ah Maamul Wanaag Podcast Dr Afyare Cabdi Cilmi oo ah Agaasimaha Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda. Waxa uu Dr Afyare kamid yahay qorayaasha warbixin uu machadku daabacay ee lagu falanqeeyay dhismaha golaha wasiirrada. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Jun 26, 2022

Embed this episode

Labaatankii sano ee ugu dambeysay, madaxweynayaashii dalka waxa ay is khilaafeen raysal wasaarayaashii waxana ay magacaabeen 2-3 raysal wasaare. Xubnaha golaha wasiirrada ee la magacaabayay ayaa sidoo kale tiro ahaan kala duwanaa. Dhawaan waxaa la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh. Gole wasiirro ayaa dhawaan la magacaabi doonaa. Podcast-gan waxa lagu falanqeyneynaa dhismaha xukuumadda xigta ee Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Maamul Wanaag Podcast Dr Afyare Cabdi Cilmi oo ah Agaasimaha Ma...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya

0:00 33:24

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 33 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on June 26, 2022.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!