Dhismaha guriga muslimka 2
from Dhismaha guriga muslimka Hosted by Mustafe x. Ismaacil
Dhismaha guriga muslimka 2
Embed this episode
No transcript yet.
Similar podcasts
SynapseLingo Baro Ingiriisi
SynapseLingo
Ku soo dhawoow podcast-ka SynapseLingo Learn English! Isku dhex gal adduun xiiso leh oo barashada luqadaha adigoo adeegsanaya qoraallo madadaalo leh iyo heeso dhiirrigelin leh oo luqado kala duwan ah. Qayb kasta waxay ku siisaa isku-dar gaar ah oo waxbarasho iyo madadaalo ah taasoo xirfadahaaga luqadeed u siin doonta baalash. Dhageyso, baro oo ku raaxayso heeso soo jiidasho leh oo kaa caawin doona inaad luqadda si ciyaar leh u barato. Ku habboon markaad socoto, gaariga, ama guriga, SynapseLingo waxay ka dhigtaa barashada luqadaha mid xiiso leh.
Kitaabka ( Dhufayska muslimka )
Sh. Saciid bin Al Qaxdaani
1- Ducada marka laga soo tooso hurdada , ducada xirashada dharka , ducada xirashada marada cusub , ducada qofka xiranayo maro cusub , waxa uu odhanayo qofku marka uu iska dhigayo marada.2- Ducada galida musqusha ( suuliga) , ducada ka soo bixida musqusha , ducada waysada ka hor , ducada marka la dhameeyo waysada , ducada marka laga baxayo guriga , ducada galida guriga , ducada tagida masjidka , ducada galida masjidka , ducada ka soo bixida masjidka , adkaarta aadaanka , ducooyinka furashada salaada , ducooyinka rukuucda , ducada ka soo toosida rukuucda , ducada sujuuda , ducada fadhiga labada sujuudood dhexdooda , ducada sujuuda tilaawada , Ataxiyaatka , ku saliga nabiga s.c.w ataxiyaatka ka dib.3- Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib inta ka horaysa salaama naqsiga , ducooyinka marka laga baxo salaada , ducada istikhaarada (kala doorashada laba arimood midii roon ), ducooyinka subaxdii iyo galabtii ,4- Ducooyinka subaxdii iyo galabtii , ducooyinka hurdada , ducada qofka galgalashad
Dhawrsanaanta muslimka
Maxamed Cumar Dirir
Muxaadaro ka hadlaysa dhawrsanaanta qofka muslimka, sharaftiisa, iyo tusaalooyin arintaas ku tusaya oo ku sugan diinta.
sideen ramadaan ku qaabilnaa
Maxamed Cabdi Umal
sideen ramadaan ku qaabilnaa? waa muxaadaro uu kaga hadlayo sheekhu sidii qofka muslimka ah u qaabili lahaa bisha ramadaan, iyo sidii uu uga faaidaysan lahaa khayrkeeda.
Frequently asked questions
How long is this episode of Dhismaha guriga muslimka?
This episode is 51 minutes long.
When was this Dhismaha guriga muslimka episode published?
This episode was published on July 9, 2026.
Can I download this Dhismaha guriga muslimka episode?
Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.