Difaaca Madax-bannaanida Soomaaliya episode artwork

EPISODE · Jul 23, 2024 · 38 MIN

Difaaca Madax-bannaanida Soomaaliya

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

1-dii Janaayo ee sanadkan, Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa is-afgarad la saxiixday Madaxweynaha Soomaaliland Muse Biixi Cabdi. Inkastoo aanan la faafin nuqulka is-afgaradka la saxiixay, waxaa ugu muhiimsanaa in uu dhigayay in Itoobiya ay aqoonsaneyso Soomaaliland iyadoo taas beddelkeeda saldhig ciidan bad & 20 kiiloomitir oo dhul ah laga kireynayo Itoobiya muddo 50 sano ah.  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaallo badan gashay markii uu soo if-baxay is-afgaradka iyadoo ku guuleysatay in dalal badan & ururro dowli ah ay taageeraan madaxbannaanida Soomaaliya. Dadaallada la sameeyay waxaa kamid ah in la dhisay Guddiga Difaaca Madax-bannaanida Soomaaliya. Qeybtan 39-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Cabdiraxmaan Caynte oo ah Isuduwaha Guddiga Difaaca Madax-bannaanida Soomaaliya iyo Wasiirkii hore ee Qorsheynta Soomaaliya waxa ay ku gorfeynayaan dadaallada guddiga ee difaaca madax-bannaanida Soomaaliya.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Jul 23, 2024

Embed this episode

1-dii Janaayo ee sanadkan, Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa is-afgarad la saxiixday Madaxweynaha Soomaaliland Muse Biixi Cabdi. Inkastoo aanan la faafin nuqulka is-afgaradka la saxiixay, waxaa ugu muhiimsanaa in uu dhigayay in Itoobiya ay aqoonsaneyso Soomaaliland iyadoo taas beddelkeeda saldhig ciidan bad & 20 kiiloomitir oo dhul ah laga kireynayo Itoobiya muddo 50 sano ah. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaallo badan gashay markii uu soo if-baxay is-afgaradka iyado...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Difaaca Madax-bannaanida Soomaaliya

0:00 38:24

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 38 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on July 23, 2024.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!