Doorashada 16-ka Kursi ee Golaha Shacabka ee Gobolka Gedo episode artwork

EPISODE · Apr 24, 2022 · 41 MIN

Doorashada 16-ka Kursi ee Golaha Shacabka ee Gobolka Gedo

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

14-kii April waxaa la dhaariyey inta badan xubnihii la doortay ee labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Isla maalintaas, Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray warqad uu doorashada 16-ka kursi ee horey loogu heshiiyay in lagu doorto magaalada Garbahaareey ugu wareejinayo degmada Ceel Waaq oo isla gobolka Gedo ka tirsan. Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Jubaland ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga.Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa sidoo kale soo saaray isla maalintaas in doorashada 16-ka kursi lagu qaban doono Ceel Waaq inta u dhexeysa 18-ka ilaa 27-ka April.Podcast-gan waxa aan si gaar ah ugu eegeynaa  doorashada 16-ka kursi ee golaha shacabka ee  gobolka Gedo.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Apr 24, 2022

Embed this episode

14-kii April waxaa la dhaariyey inta badan xubnihii la doortay ee labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Isla maalintaas, Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray warqad uu doorashada 16-ka kursi ee horey loogu heshiiyay in lagu doorto magaalada Garbahaareey ugu wareejinayo degmada Ceel Waaq oo isla gobolka Gedo ka tirsan. Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Jubaland ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga. Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Do...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Doorashada 16-ka Kursi ee Golaha Shacabka ee Gobolka Gedo

0:00 41:12

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 41 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on April 24, 2022.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!