EPISODE · May 14, 2022 · 42 MIN
Doorashada Kadib: Arrimaha Mudnaanta U Leh Soomaaliya
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Doorashadii guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gebagabeeyay. 39 musharrax oo u tartamayay madaxweynaha Soomaaliya ayaa is diiwaangelisay khudbadana u jeedisay baarlamaanka. 15-ka May, maalinta Axadda, ayuu dalku yeelanayaa madaxweyne hoggaamiya 4-ta sano ee soo socota.Podcast-gan waxa ay Dr. Axmed Cali Khayre iyo Mahad Waasuge ku falanqeyneyaan arrimaha mudnaanta u leh Soomaaliya oo ay tahay in dowladda cusub ka shaqeyso.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
NOW PLAYING
Doorashada Kadib: Arrimaha Mudnaanta U Leh Soomaaliya
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.