Doorashooyinka & Wax-ka-beddelka Dastuurka episode artwork

EPISODE · Mar 29, 2024 · 49 MIN

Doorashooyinka & Wax-ka-beddelka Dastuurka

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan soo gabagabeeyay ka doodista 4 cutub oo kamid ah dastuurka oo loosoo gudbiyay 12-kii February. Baarlamaanka ayaa cutub kasta ka dooday dhowr maalmood. Cutubyadan ayaa wax-ka-beddel lagusoo sameeyay waxaana kasoo shaqeeyay guddiga madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo wax-ka-beddelka dastuurka. 28-kii Maarso, nuqul wax-ka-beddel lagu sameeyay ayaa loo qeybiyay xildhibaannada baarlamaanka iyadoo 30-ka Maarso loo jadwaleeyay u codeynta afarta cutub.  Cutubka 4-aad waxa uu ka hadlayaa arrimaha la xiriira doorashooyinka. Waxa uu ka kooban yahay 15 qodob. 14 qodob ayaa cusub. Cutubkan ayaa dhaliyay doodo iyo diidmo ka timid qaar kamid ah xildhibaannada iyo siyaasiyiin ay kamid yihiin labo madaxweyne hore. Somali Public Agenda & Somali Dialogue Platform ayaa daabacay warbixin gorfeyneysa cutubka afaraad ee dastuurka.Podcast-gan waxa lagu falanqeyneynaa dib-u-eegista iyo wax-ka-beddelka dastuurka iyo arrimaha doorashooyinka ee uu khilaafka ka jiro. Waxaa marti ku ah Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud oo ah Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dastuurka. Xuseen waxa uu horey uga mid ahaa Aqalka Sare iyo Guddiga Lasocodka ee Baarlamaanka, waxa uuna dhawaan ahaa Agaasimaha Madaxtooyada.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Mar 29, 2024

Embed this episode

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan soo gabagabeeyay ka doodista 4 cutub oo kamid ah dastuurka oo loosoo gudbiyay 12-kii February. Baarlamaanka ayaa cutub kasta ka dooday dhowr maalmood. Cutubyadan ayaa wax-ka-beddel lagusoo sameeyay waxaana kasoo shaqeeyay guddiga madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo wax-ka-beddelka dastuurka. 28-kii Maarso, nuqul wax-ka-beddel lagu sameeyay ayaa loo qeybiyay xildhibaannada baarlamaanka iyadoo 30-ka Maarso loo jadwaleeyay u codeynta afarta cutub. ...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Doorashooyinka & Wax-ka-beddelka Dastuurka

0:00 49:42

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 49 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on March 29, 2024.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!