EPISODE · Aug 25, 2025 · 47 MIN
Duruufaha Dhaqaale ee Dalk Ka Jira & Sida loo Maareyn karo
from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda
Duruufaha dhaqaale ee muwaaddiniinta Soomaaliyeed guudahaan ay wajahayaan, gaar ahaan kuwa ku nool gobolka Benaadir ayaa sii xoogeysanaya. Duruufahaas oo nuucyo kala duwan leh, sababo kala duwanna lala xiriirin karo, waxa ay saameyn ku yeesheen bulshada qeybaheeda hoose. Qeybtan 36-aad ee Adeeg Wanaag Podacast, agaasimaha SPA Policy Lab, Dr. Aweis Ahmed iyo Prof. Yaxye Caamir, waxa ay ku falanqeynayaan duruufahaas dhaqaale, waxa sababaya iyo sida lagu maareyn karo.Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
NOW PLAYING
Duruufaha Dhaqaale ee Dalk Ka Jira & Sida loo Maareyn karo
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.