EPISODE · Nov 13, 2021 · 18 MIN
E6: Ina-Mari Goob lagu dhaqo Geela sidoo kalena lagu Dhamo cunihiisa oo aan Jaanta dhigay!
from Hircast · host Mohamed Badri
Aniga Saxiibo aanu ka wada dhaqaaqnay magaaladda hargeysa ayaa jaant dhigay goob lagu dhaqo geela sidoo kalena lagu dhamo caanihiisa, goobta waxa kula kulan dadyow tiro badan oo iyaguna magaaladda kasoo safray si ay u yimaadaan dhamaadka todobaadka. saxiibada socodka igu wehelinayey ayaa iyaguna midh u hor u iman doon codbaahiyaha iyagoo ka jawaaba aqoontooda geela.
Embed this episode
Ready to play
E6: Ina-Mari Goob lagu dhaqo Geela sidoo kalena lagu Dhamo cunihiisa oo aan Jaanta dhigay!
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.