EPISODE · Nov 22, 2025 · 12 MIN
Ep # 1 : Sababta Aan Uga Baxay Baraha Bulshada | Isbarasho & Waxa Aad Ka Filan Kartaan Podcast-kayga
from Heavenly hibaak . · host Hibaak issa hassan
Podcast-kan waxaan ku wadaa safar daacad ah oo ku saabsan nolosha, fikirka, horumarinta nafta, iyo sababta aan u joojiyay isticmaalka baraha bulshada. Halkan waxaan kaga sheekeynayaa runta nolosheyda, casharrada aan ka bartay, iyo sida aan isku dayayo inaan u dhiso nooc ka fiican naftayda maalinkasta.
Embed this episode
Ready to play
Ep # 1 : Sababta Aan Uga Baxay Baraha Bulshada | Isbarasho & Waxa Aad Ka Filan Kartaan Podcast-kayga
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.