Ep:7; Maanka-Dhibanaha|Victim Mentality
from Kabasho Hosted by Hamda Hussein
Lahaanshiyaha Maan-Dhibane waa dabeecad la kasbado/barto oo uu ruuxu u arko in uu dhibane u yahay waxkasta , in qawaaniinta dunidu liddi ku tahay, in uu mudanyahay in laga naxo oo marwalba loo nuglaado. Waxaynu xilqaddan isku waydiinaynaa calaamadaha lagu garto lahaanshiyaha maanka-dhibane iyo sida looga bixi karo. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊
Embed this episode
No transcript yet.
Frequently asked questions
How long is this episode of Kabasho?
This episode is 17 minutes long.
When was this Kabasho episode published?
This episode was published on February 11, 2022.
Can I download this Kabasho episode?
Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.