Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud episode artwork

EPISODE · Aug 8, 2023 · 53 MIN

Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud

from BUUNDO · host Mohamed Omer

Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada. Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaabaha ay shirkahada waaweyn sida Hormuud ay uga baahanyihiin dadka shaqo-doonka ah iyo waxyaabo kale.  Dhagaysi wanaagan!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Aug 8, 2023

Embed this episode

NOW PLAYING

Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud

0:00 53:03

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of BUUNDO?

This episode is 53 minutes long.

When was this BUUNDO episode published?

This episode was published on August 8, 2023.

Can I download this BUUNDO episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!