EPISODE · Sep 20, 2021 · 14 MIN
Falanqeyn Howlgalinta Xarumo Naqshadeeya Siyaasadaha oo Isku-xira Dowladda iyo Baahida Dadweynaha
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa howlaha Xarumaha Naqshadeeya Siyaasadda iyo Adeegyada Bulshada. Warbixinta waxa qoray Aweis Ahmed Mohamed oo ah agaasimaha SPA Center for Public Policy and Service Design. Podcast-gan waxa Aweys Axmed Maxamed iyo Mahad Waasuge ku falanqeynayaan Howlgalinta Xarumo Naqshadeeya Siyaasadaha oo Isku-xira Siyaasada Dowladda iyo Baahida Dadweynaha Soomaaliya.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
NOW PLAYING
Falanqeyn Howlgalinta Xarumo Naqshadeeya Siyaasadaha oo Isku-xira Dowladda iyo Baahida Dadweynaha
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.