Geeddi-socodka doorashooyinka Soomaaliya labo sano kadib episode artwork

EPISODE · May 21, 2024 · 38 MIN

Geeddi-socodka doorashooyinka Soomaaliya labo sano kadib

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

17-kii bishan May ayuu soo gabagaboobay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran uga socday Muqdisho. Nuxurka warmurtiyeedka kasoo baxay shirka waxa uu ahaa in la isla aqbalay wax-ka-beddelkii iyo ansixintii uu baarlamaanka ku sameeyay 4-ta cutub ee ugu horreysa dastuurka, iyo in la hirgeliyo cutubka 4-aad iyadoo wax-ka-beddel lagu sameynayo sharciyada qaar kadibna la dhisayo guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha.Siyaasiyiinta mucaaradka qaarkood ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku dhaliilay qodobbada kasoo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Isla bishan May sanadkii hore ayay xubnaha Golaha gaareen heshiiska doorashada. Qeybtan 37-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Farxaan ISxaaq Yuusuf ayaa ku falanqeynaya geeddi-socodka doorashooyinka Soomaaliya labo sano kadib.  Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published May 21, 2024

Embed this episode

17-kii bishan May ayuu soo gabagaboobay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran uga socday Muqdisho. Nuxurka warmurtiyeedka kasoo baxay shirka waxa uu ahaa in la isla aqbalay wax-ka-beddelkii iyo ansixintii uu baarlamaanka ku sameeyay 4-ta cutub ee ugu horreysa dastuurka, iyo in la hirgeliyo cutubka 4-aad iyadoo wax-ka-beddel lagu sameynayo sharciyada qaar kadibna la dhisayo guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha. Siyaasiyiinta mucaaradka qaarkood ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku dhaliilay qodob...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Geeddi-socodka doorashooyinka Soomaaliya labo sano kadib

0:00 38:12

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 38 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on May 21, 2024.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!