Geeddi-socodka Dowlad-dhiska Soomaaliya: Caqabadaha & Fursadaha episode artwork

EPISODE · Nov 27, 2024 · 41 MIN

Geeddi-socodka Dowlad-dhiska Soomaaliya: Caqabadaha & Fursadaha

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Dowlad-dhiska Soomaaliya marxalado kala duwan ayuu soo maray, balse marka la eego xal-u-helidda arrimaha siyaasadeed ee ugu waaweyn dalka, horumar ballaaran lagama sameynin. Maxaa Soomaaliya ka khaldan oo aan arrimaha siyaasadeed xal looga gaari karin, sidee ayayse tahay in loo wajaho arrimaha ugu waaweyn dowlad-dhiska Soomaaliya oo ay kamid yihiin amniga, siyaasadda (dastuurka, federaaleynta iyo doorashooyinka), iyo qaddiyadda Somaliland?Qeybtan 44-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Cabdiraxmaan Caynte oo ah Wasiirkii hore ee Qorsheynta Soomaaliya ayaa isla gorfeynaya waxa ka khaldan dowlad-dhiska Soomaaliya iyo sida ay tahay in loo wajaho.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Nov 27, 2024

Embed this episode

Dowlad-dhiska Soomaaliya marxalado kala duwan ayuu soo maray, balse marka la eego xal-u-helidda arrimaha siyaasadeed ee ugu waaweyn dalka, horumar ballaaran lagama sameynin. Maxaa Soomaaliya ka khaldan oo aan arrimaha siyaasadeed xal looga gaari karin, sidee ayayse tahay in loo wajaho arrimaha ugu waaweyn dowlad-dhiska Soomaaliya oo ay kamid yihiin amniga, siyaasadda (dastuurka, federaaleynta iyo doorashooyinka), iyo qaddiyadda Somaliland? Qeybtan 44-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasug...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Geeddi-socodka Dowlad-dhiska Soomaaliya: Caqabadaha & Fursadaha

0:00 41:36

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 41 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on November 27, 2024.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!