EPISODE · Jun 1, 2025 · 1H 28M
Geeddi-socodka Dowlad-dhiska Soomaaliya, Dib-u-eegista Dastuurka & Doorashooyinka
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Dowladda federaalka Soomaaliya waxaa u billowday sanadkii afaraad. Geeddi-socodka doorashooyinka & dib-u-eegista dastuurka weli waa qabyo. Wakhtiga harayna waxa ay u muuqdaan in ay adag tahay in lagu dhameeyo. Hannaanka doorashada waxa aanan qeyb ka ahayn siyaasiyiin ay kamid yihiin madaxweynayaal & raysal wasaarayaal hore. Qeybtan 51-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Amb Ahmed Isse Awad oo ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa isla gorfeynaya xaaladda siyaasadda dalka. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
NOW PLAYING
Geeddi-socodka Dowlad-dhiska Soomaaliya, Dib-u-eegista Dastuurka & Doorashooyinka
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.