Gorfeyn Is-afgaradka Itoobiya & Soomaaliland episode artwork

EPISODE · Jan 15, 2024 · 42 MIN

Gorfeyn Is-afgaradka Itoobiya & Soomaaliland

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

1-dii January ee sanadkan 2024, Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biix Cabdi ayaa Is-Afgarad ku saxiixay magaalada Addis Ababa. Inkastoo aanan la faafin is-afgaradka, macluumaadka la helay ayaa sheegaya in Itoobiya muddo 50 sano ah laga kireynayo 20 kilomitir oo dhul ah iyo saldhig ciidamadeeda badda. Soomaaliland ayaa la sheegay in ay ku beddelaneyso ictiraaf ay ka hesho Itoobiya. Dowladda Federaalka Soomaaliya, ururrada gobolka iyo dalal badan ayaa ka hadlay kanasoo horjeestay is-afgaradka.Podcast-gan waxa ay Dr. Axmed Cali Khayre oo ah Cilmibaare iyo lataliye arrimaha sharciga & Mahad Waasuge ku falanqeynayaan nuxurka is-afgaradka, fasiraadda sharci ee loo sameyn karo, iyo tallaabooyinka sharci ee u furan Soomaaliya. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Jan 15, 2024

Embed this episode

1-dii January ee sanadkan 2024, Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biix Cabdi ayaa Is-Afgarad ku saxiixay magaalada Addis Ababa. Inkastoo aanan la faafin is-afgaradka, macluumaadka la helay ayaa sheegaya in Itoobiya muddo 50 sano ah laga kireynayo 20 kilomitir oo dhul ah iyo saldhig ciidamadeeda badda. Soomaaliland ayaa la sheegay in ay ku beddelaneyso ictiraaf ay ka hesho Itoobiya. Dowladda Federaalka Soomaaliya, ururrada gobolka iyo dalal badan ayaa ka ...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Gorfeyn Is-afgaradka Itoobiya & Soomaaliland

0:00 42:35

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 42 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on January 15, 2024.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!