Gorfeyn Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee Sanadka 2024 episode artwork

EPISODE · Apr 28, 2024 · 20 MIN

Gorfeyn Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee Sanadka 2024

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Miisaaniyadda dowladda federaalka Soomaaliya ee 2024 ayaa baarlamaanka ku ansixiyay kalfadhi wadajirka ah bishii Diseembar 2023. Miisaaniyadda dowladda federaalka ee sanadka 2024 ayaa markii ugu horreysay gaartay $1 billion. Inkastoo halkudhigga miisaaniyadda sanadkaan uu yahay ‘ku tiirsanaanta awooddeena dakhli’, 67% miisaaniyadda ayaa laga filayaa deeq-bixiyeyaasha oo ku bixinaya taageero mashaariic iyo kab miisaaniyadeed. Dakhliga gudaha ee la filayo ayaa ah 33%.  24.5% waxay ku bixi doontaa hay’adaha difaaca iyo amniga, halka 22.3% loo qoondeeyay hay’adaha horumarinta dhaqaalaha; 20% miisaaniyada ayaa loo qorsheeyay gaarsiinta adeegga bulshada. Qeybtan 36-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Farxiya Maxamuud ayaa ku falanqeynaya miisaaniyadda dowladda federaalka ee 2024 ee amniga, horumarka dhaqaalaha, iyo adeegyada bulshada.  Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Apr 28, 2024

Embed this episode

Miisaaniyadda dowladda federaalka Soomaaliya ee 2024 ayaa baarlamaanka ku ansixiyay kalfadhi wadajirka ah bishii Diseembar 2023. Miisaaniyadda dowladda federaalka ee sanadka 2024 ayaa markii ugu horreysay gaartay $1 billion. Inkastoo halkudhigga miisaaniyadda sanadkaan uu yahay ‘ku tiirsanaanta awooddeena dakhli’, 67% miisaaniyadda ayaa laga filayaa deeq-bixiyeyaasha oo ku bixinaya taageero mashaariic iyo kab miisaaniyadeed. Dakhliga gudaha ee la filayo ayaa ah 33%. 24.5% waxay ku bix...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Gorfeyn Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee Sanadka 2024

0:00 20:49

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 20 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on April 28, 2024.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!