Hannaankii Midowga Gobollada Waqooyi iyo Koonfur & Dhismihii Jamhuuriyadda Soomaaliya (1960) episode artwork

EPISODE · Jan 27, 2026 · 34 MIN

Hannaankii Midowga Gobollada Waqooyi iyo Koonfur & Dhismihii Jamhuuriyadda Soomaaliya (1960)

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Israel ayaa 25-kii Disembar 2025 aqoonsatay Somaliland. Doodda Somaliland 34-tii sano ee ugu dambeysay waxa ay ahayd in ay ahayd dal madax-banaani qaatay 26-kii Juun 1960-kii kahor inta aanu ku biirin Soomaaliya madax-bannaanidiisiina uu dib ula noqday. Su’aasha muhiimka ah ee iftiiminta u baahan waa sida uu ahaa midowga iyo hannaanka sharci ee loo maray.Qeybtan 64-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Abukaate Maxamed Ciise Turunji, oo khabiir ku ah taariikhda & sharciyada buugaagna ka qoray, ayaa isla gorfeynaya hannaankii midowga gobollada Waqooyi iyo Koonfur & dhismihii Jamhuuriyadda Soomaaliya 1960-kii.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Jan 27, 2026

Embed this episode

Israel ayaa 25-kii Disembar 2025 aqoonsatay Somaliland. Doodda Somaliland 34-tii sano ee ugu dambeysay waxa ay ahayd in ay ahayd dal madax-banaani qaatay 26-kii Juun 1960-kii kahor inta aanu ku biirin Soomaaliya madax-bannaanidiisiina uu dib ula noqday. Su’aasha muhiimka ah ee iftiiminta u baahan waa sida uu ahaa midowga iyo hannaanka sharci ee loo maray. Qeybtan 64-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Abukaate Maxamed Ciise Turunji, oo khabiir ku ah taariikhda & sharciyada b...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

Ready to play

Hannaankii Midowga Gobollada Waqooyi iyo Koonfur & Dhismihii Jamhuuriyadda Soomaaliya (1960)

0:00 34:13

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 34 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on January 27, 2026.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!